war »

Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo Gudoon cusub yeeshey kadib doorasho ka dhacdey Muqdisho “DAAWO SAWIRRADA”

Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo Gudoon cusub yeeshey kadib doorasho ka dhacdey Muqdisho “DAAWO SAWIRRADA”

jiinka February 7, 2013 Comments Off

Xaflad balaaran oo lagu caleemo saarayay Gudoon cusub oo uu yeesho Golaha Salaadiinta, dib u Heshiisiinta iyo Wacyigelinta Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin odayaasha dhaqanka Soomaliya ayaa maanta looga dhawaaqay Hotel City Palace

Read More »
Madaxweynaha iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo Ka Qeyb Galay Shirkii Qaahira

Madaxweynaha iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo Ka Qeyb Galay Shirkii Qaahira

jiinka February 6, 2013 Comments Off

Magaalada Qaahira ee dalka Masar Ururka dalalka islaamka ee OIC, shirkan waxaa ka soo qaybgalay 57 dal, waxaana ka soo qaybgalay 26 Madaxweyne oo ay ku jiraan Turkiga iyo Iran.   Madaxda ka qaybgalaysa

Read More »
UN urged to lift Somalia arms ban

UN urged to lift Somalia arms ban

jiinka February 6, 2013 Comments Off

UNITED NATIONS – The United States is urging fellow members of the UN Security Council to agree to demands by the government in Mogadishu to lift the arms embargo on Somalia, which has been

Read More »
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ugu Baaqay Mo Farah Dib U Dhiska Dalka Inuu Ka Qeyb Qaato

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ugu Baaqay Mo Farah Dib U Dhiska Dalka Inuu Ka Qeyb Qaato

jiinka February 6, 2013 Comments Off

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waraysi uu siiyay Wargeyska Daily Telegraph ee dalka UK kasoo baxa kaga hadlay xaalada dalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo ka hadlayay Soomaalida ku nool dalka ingiriiska ayaa sheegay

Read More »
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda & Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Tagay Beledweyn

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda & Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Tagay Beledweyn

jiinka February 6, 2013 Comments Off

Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey.   Wafdiga Ra’isulwasaaraha waxaa garoonka

Read More »
Jowhar Oo Lacag Been Abuur Ah Lagu Helay Sariflayaal

Jowhar Oo Lacag Been Abuur Ah Lagu Helay Sariflayaal

jiinka February 6, 2013 Comments Off

Ciidanka ammaanka ee magaalada Jowhar ayaa xabsiga u taxaabay saddex nin oo ka mid ah sariflayaasha magaalada, kuwaas oo lagu eedeeyay in lagu helay lacag been abuur ah.   Mid ka mid ah saraakiisha

Read More »
UK to help build democratic government Somalia

UK to help build democratic government Somalia

jiinka February 5, 2013 Comments Off

Britain will help Somalia to establish a new democratic government and federal parliament, as well as providing aid to help fight the food crisis.   Development Secretary Justine Greening today pledged to support Somali

Read More »
Somalia jails alleged rape victim, journalist for one year

Somalia jails alleged rape victim, journalist for one year

jiinka February 5, 2013 Comments Off

Somalia on Tuesday jailed for one year a woman who said she was raped by security forces and a journalist who interviewed her, saying they were guilty of insulting the state. “We sentence her

Read More »
Jubbooyinka Dalka Oo Amisom U Dalbatay Ciidamo Dheeraad Ah

Jubbooyinka Dalka Oo Amisom U Dalbatay Ciidamo Dheeraad Ah

jiinka February 5, 2013 Comments Off

Taliska ciidanka AMISOM ee ka howlgalaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa codsaday ciidamo dheeraad oo suga amniga deegaannada laga saaray maleeshiyada Al-Shabaab ee koonfurta Soomaaliya.   Taliyaha ciidamadda AMISOM ee ka

Read More »
Dowlada Ingiriiska Ayaa Ugu Deeqday Soomaaliya Malaayin Bond Oo Yuuro

Dowlada Ingiriiska Ayaa Ugu Deeqday Soomaaliya Malaayin Bond Oo Yuuro

jiinka February 5, 2013 Comments Off

Dhaqaalaha oo guud ahaan gaaraya 3 Milyan oo Pound ayaa waxaa 1.47 Milyan oo Yuuro la sheegay in lagu taageerayo dowlada cusub ee Soomaaliya iyo Baarlamaanka federaalka.   Sidoo kale 1.5 Milyan oo Pound

Read More »