war »

Political infighting threatens Somalia’s government

Political infighting threatens Somalia’s government

xeydar January 13, 2014 Comments Off

As Somalia’s new prime minister, Abdiweli Sheikh Ahmed, gets ready to announce his new cabinet, analysts warn that the fragile Somali administration could come unstuck if further conflicts hit the executive. Ahmed assumed office

Read More »
DHADO OO MASHRUUCII UGU HOREEYAY KA FULISAY TUULLADA HAAKOOW

DHADO OO MASHRUUCII UGU HOREEYAY KA FULISAY TUULLADA HAAKOOW

xeydar January 13, 2014 Comments Off

Ururka hormarinta arimaha Bini-aadanimadda ee DARYEEL HUMANTERIAN & DEVELOPMENT ORG, (DHADO) ayaa mashruucyo aad u qiimo badan oo nuuci ugu horeeyay ah ka fulinaya xiligan gobolka Sh/hoose gaar ahaan degmadda Wanle –Wayn Tuulladda HAAKOOW,mashruucan

Read More »
Munazzamat al-Dawa al-Islamiya oo gargaar samafal ah gaarsiisay Jowhar ” SAWIRO ”

Munazzamat al-Dawa al-Islamiya oo gargaar samafal ah gaarsiisay Jowhar ” SAWIRO ”

xeydar January 10, 2014 Comments Off

Magaalada jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa waxaa gaaray gaadiidyo  nooca xamuulka oo siday  cunto gargaar loogu tala galay qoysaskii ku waxyeeloobay fatahaadaha iyo colaado ka dhacay gobolkaasi.   Munazammad Al-Dawa oo deeqdani

Read More »
KULLAN BALLAARAN OO AY ISUGU YIMIDEEN BEESHA GU-GUNDHABE

KULLAN BALLAARAN OO AY ISUGU YIMIDEEN BEESHA GU-GUNDHABE

xeydar January 10, 2014 Comments Off

KULLAN BALLAARAN OO AY ISUGU YIMIDEEN BEESHA GU-GUNDHABE AYEY KU ICLAAMIYEEN MUDANIHII AY XILKOODDA U QABAN LAHAA, KAGANA SOO HORJEESTAY SHAQSIYAAD KALE IN LA MAGACAABO. kullan aad u ballaaran ay soo qaban qaabiyeen duubabka,

Read More »
Collection Poems Of Maimuna Biyow  (Woman Poet 19th -20th Century)

Collection Poems Of Maimuna Biyow (Woman Poet 19th -20th Century)

xeydar January 5, 2014 2

Mogadishu University  Faculty of Arts and Humanities Department English Literature  Senior ‘Project for ‘B.A. Degree’  Title: Collection Poems of Maimuna Biyow (Woman Poet 19th -20th Century)                   Student                                                          Advisor  Sadak Haji Hamza

Read More »
Dib u dhac ku yimid magacaabistii Golaha wasiirada cusub iyo sababta oo lagu sheegay….

Dib u dhac ku yimid magacaabistii Golaha wasiirada cusub iyo sababta oo lagu sheegay….

xeydar January 5, 2014 Comments Off

  Sida la filayay malintii shalay ay soo baxeen warar sheegaya in Dr.Cabdiweli Shiikh Axmed Wasiirka kowaad ee Soomaaliya uu ku dhawaaqayo maalinta Axadda ah ee maanta Golihiisa Wasiirada ayaa waxaa hadda soo baxay

Read More »
Sanad Cusub 2014 Agaasimaha Guud ee  Agaasimka Shaqada Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Mudane Aweys Sheekh Xaddad.

Sanad Cusub 2014 Agaasimaha Guud ee Agaasimka Shaqada Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Mudane Aweys Sheekh Xaddad.

xeydar January 3, 2014 Comments Off

Sanad Cusub 2014 Happy New Year Wax qabadka sanadkii tagay 2013 ee Agaasimaha Guud ee  Agaasimka Shaqada Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Mudane Aweys Sheekh Xaddad.  Tix Gabay “Saxaafaddu ha Tabisee

Read More »
Sanad Cusub 2014 /Happy New Year 2014  Dhageyso: Kacdoonka Beelaha Jareerweyne  sanadkii tagay  2013

Sanad Cusub 2014 /Happy New Year 2014 Dhageyso: Kacdoonka Beelaha Jareerweyne sanadkii tagay 2013

xeydar December 31, 2013 Comments Off

 Dhageyso: Kacdoonka Beelaha Jareerweyne  sanadkii tagay  2013   Dhageyso : Odayaasha Dhaqanka Waxay ka yiraahdeen dagaalada lagu Qaaday Beelaha Shiidle Sanad Cusub 2014 Happy New Year

Read More »
Wafdi ka socda dowladda China oo booqasho shaqo ku jooga Muqdisho.

Wafdi ka socda dowladda China oo booqasho shaqo ku jooga Muqdisho.

xeydar December 29, 2013 Comments Off

Ra’iisul wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H.Adam ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Wafdi uu hogaaminayo Siihayaha Safaaradda China ee Soomaaliya Mr. Wei Hongtian oo gelinkii hore ee

Read More »
Tababar Lagu Baranayay Sidii Caruurta iyo Dhalinyarada Loogu Abuuri Lahaa Shaqo Nabdoon Oo Muqdisho lagu Qabtay

Tababar Lagu Baranayay Sidii Caruurta iyo Dhalinyarada Loogu Abuuri Lahaa Shaqo Nabdoon Oo Muqdisho lagu Qabtay

xeydar December 29, 2013 1

Munaasabadda oo ahayd ujeedadeeda daah furka wajiga labaad ee taba bar lagu baranayo sidii dhalinyarada iyo caruurta loogu abuuri laha shaqo islamarkaana loo daryeeli lahaa ayaa maanta lagu qabtay guriga hooyooyinka ee magaalada Muqdisho,

Read More »