war »

Munazzamat Al- Dawa Al- Islamiyya -Xafiiska Muqdisho- oo afurineysa boqollaal qoys oo dan yar ah

Munazzamat Al- Dawa Al- Islamiyya -Xafiiska Muqdisho- oo afurineysa boqollaal qoys oo dan yar ah

jiinka July 2, 2016 Comments Off

mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska Munazzamat Al- Dawa Al- Islamiyya ayaa ka qeyb galey Qaybin afur oo la siinaayay boqollaal qoysas danyar ah. Qaybinta Afurka oo lagu qabtay Mujamac Waxbarashada ee Dooxa ayaa lagu qaybiyay

Read More »
Munazzamat Al- Dawa Al- Islamiyya -Xafiiska Muqdisho – oo afurin u sameyn dad danyar ah oo ku nool Kaamamka Qaxootiga Muqdisho. “SAWIRRO”

Munazzamat Al- Dawa Al- Islamiyya -Xafiiska Muqdisho – oo afurin u sameyn dad danyar ah oo ku nool Kaamamka Qaxootiga Muqdisho. “SAWIRRO”

jiinka July 2, 2016 Comments Off

Munazzamat Al- Dawa Al- Islamiyya ee Xafiiska Muqdishu ayaa Afur qeybin u sameeyay dadweyne ku nool qaar ka mid ah Kaamamka Barakacayaasha ee degmooyinka Gobalka Banaadir. Afurkan ayaa waxaa soo baxsaday Deeq bixiyaal ka

Read More »
JARDIINOOYINKII UU BIXIYAY GUDOOMIYE  MAXAMUUD AXMED NUUR “TARZAN” YAA MAS’UULIYADIISA ISKA LEH….?

JARDIINOOYINKII UU BIXIYAY GUDOOMIYE MAXAMUUD AXMED NUUR “TARZAN” YAA MAS’UULIYADIISA ISKA LEH….?

jiinka March 30, 2015 Comments Off

Waxaynu ognahay in dalka Soomaaliya uu galay marxalad cusub oo adag, iyadoon aan la isku haleyn karin mamulada kajira maanta dalkeena, gaar ahaan siyaasiyiinta iyo damacooda fog. Maamulada isdaba maray ee dalka ayaa dumiyay

Read More »
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Soo dhaweysay Golaha wasiirada Cusub ee Soomaliya.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Soo dhaweysay Golaha wasiirada Cusub ee Soomaliya.

jiinka January 12, 2015 Comments Off

xarunta dhexe ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxaa lagu qabta dood cimiyeed lagu Taagerayay Wasiirada Cusub ee Somaliya. wada hadalka ayaa diirada lagu saarayay qaab dhismeedka Golaha Wasiiradda Cusub ee xukuumada RW Cumar

Read More »
Xildhibaannada Sheegtay in uu CCC ballanta uuga baxay oo Shir jaraa’id Muqdisho ku qabtay

Xildhibaannada Sheegtay in uu CCC ballanta uuga baxay oo Shir jaraa’id Muqdisho ku qabtay

jiinka January 11, 2015 Comments Off

Mudanayaasha Baarlamaanka ee ku mideysan Kutlada Badbaado Qaran ayaa faa-faahin dheeri ah ka bixiyey warsaxaafadeed ay maanta soo saareen oo digniin ku saabsan golaha wasiirada ay ugu jeediyeen madaxda saree e dalka.   Xildhibaanada

Read More »
GUDDOOMIYAHA  AL-WAFAA(MD: Ibraahiim Cali Yaroow )  OO KA QAYB  GALAY  XAFLADA XIRITAANKA DUGSIGA AL-BUSHARA

GUDDOOMIYAHA AL-WAFAA(MD: Ibraahiim Cali Yaroow ) OO KA QAYB GALAY XAFLADA XIRITAANKA DUGSIGA AL-BUSHARA

jiinka December 29, 2014 Comments Off

Guddoomiyaha Jamciyadda Samafalka Al-wafaa  Md: Ibraahiim Cali Yaroow ayaa ka qayb galay Xafladda Xeritaanka  Dugsiga Al-bushra oo ka dhacday xarunta Daladda Waxbarashada Ahliga ee FPENS. Guddoomiyaha ayaa ka hadlay Ahmiyadda Waxbarashada  ay leedahay guud

Read More »
MUANAZZAMAT AL-DAWA AL-ISLAMIYYA OO KULAN WAYN QABATAY AGOONTA SOOMAALIYEED

MUANAZZAMAT AL-DAWA AL-ISLAMIYYA OO KULAN WAYN QABATAY AGOONTA SOOMAALIYEED

jiinka December 29, 2014 Comments Off

Munazamat aAl-Dawa Al-Islamiyya  Xafiiska Muqdisho ayaa wuxuu Kulan guud u qabtay Agoonta Soomaaliyeed ee ay wax siiso   tijaabo cali

Read More »
Beerihii Qaranka Yaa u maqan…?

Beerihii Qaranka Yaa u maqan…?

jiinka November 22, 2014 Comments Off

Beerihii Qaranka Yaa u maqan…? Warqad Furan oo ku socota Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisul wasaaraha, Gudoomiyaha Baarlamaanka, iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” Magaalo kasta oo dunidan aynu ku nool nahay ku taala

Read More »
AMISOM commences Training for Senior Civil Servants in Somalia

AMISOM commences Training for Senior Civil Servants in Somalia

xeydar May 20, 2014 Comments Off

The Political Unit of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) yesterday embarked on a ten-day Executive Leadership and Management Course for 80 senior civil servants in Mogadishu. The course brings together a cross-section

Read More »
Ra’iisul wasaaraha oo tababar u furay 80 Agaasimayaal Wasaaradeed (Daawo sawirada)

Ra’iisul wasaaraha oo tababar u furay 80 Agaasimayaal Wasaaradeed (Daawo sawirada)

xeydar May 20, 2014 Comments Off

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta Siminaar ugu furay Kuliyada Booliiska Jeneraal Kaahiye 80 kamid Agaasimayaasha Wasaaradaha.   Siminaarkaan bixintiisa waxaa iska kaashanaya Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, AMISOM iyo Machadka Tababarada

Read More »