war »
Xarunta Gaadiidka Booliska ee magaalada Muqdisho oo lagu wareejiyey ciidamo Boolis ah oo ka socda AMISOM
Munaasabad si rasmi ah loogu wareejinayey ciidamadda booliska AMISOM xarunta gaadiidka booliska ayaa ka dhacday isla xaruntaasi, munaasabada ayaa waxa ka soo qeyb galay taliye ku xigeenka ciidamadda booliska AMISOM, Wasiirka Arimaha gudaha dowladda
Read More »Wariye Buneyste oo Muqdisho lagu dilay.
Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay Wariye Maxamed Cali Buneyste oo kamid ahaa suxufiyiinta magaalada Muqdisho. Buneyste ayaa horay ugu soo shaqeeyey Idaacado kala duwan oo ay kamid tahay Radio VOD
Read More »Ugaaska Beesha Hintire Xaaji Xuseen Maxamed Macalin,oo ka codsaday in uu prof. Dalxa ka haro raadinta Baarlamaanka Cusub
Jamhuriyada Fidraaliga Soomaaliya Ku: Guddiga Farsamada ee Xulitaanta Xildhibaanada DFS Og: Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed Og: Madaxda Dowladda Fidraaliga Soomaaliya Og: Wakiilka UNPOS ee Arimaha Somaaliya Og: Madaxda Ciidamada AU ee Soomaaliya; Og: Dhamaan
Read More »Musharax Xildhibaan Cabdulaahi Cumar Ciid Oo Anfurin Sharafeed U Sameeyey Odayaasha Dhaqanka
Musharax Xildhibaan Cabdulaahi Cumar Ciid ayaa Xalay Anfurin Sharafeed u sameeyey Odayaasha Dhaqanka Beelaha Jareerweyne ee magaalada Muqdisho ku leh Shirka ay kusoo xulayaan ergada ansixin doonta Dastuurka cusub ee uu dalku yeelanayo. Anfurin
Read More »