war »
Madaxweyne Faroole oo soo saaray Warsaxaafadeed uu ku canbaareeyay Madaxweyne Shariif
Warsaxaafadeed ka soo baxay maamulka Puntland ayaa canbaareyn dusha looga tuurey, talaabooyinkii uu qaadey Madaxweynaha xilkiisu dhamaadey Mudane Shariif Shiikh Axmed, waxaana lagu canbaareeyey faragelinta iyo ciyaarta uu ku hayo isbedelka siyaasadeed ee Soomaaliya,
Read More »Kulan lagu Taageerayey Xildhibaanad Maryan Cariif Qaasim oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Kulan lagu qabtay Hotelka Amiira oo ay isugu yimaadeen in kabadan boqol qof oo isugu jira Nabadoono, Siyaasiyiin, Aqoonyaahno, Dhalinyaro, Haween iyo waxgaradka Beesha Cabdalle sabti oo ka mid ah beel waynta karanle Hawiye,
Read More »Maxay tahay dhibaatada weriyayaasha loo geeysta
Xubnaha la kumay Madaxweynaha Ghana ayaa ka kala socday ururada suxufiyiinta qaaradda Afrika iyo adduunka Guddoomiyaha xiriirka guud ee ururrada Suxufiyiinta Afrika, Cumar Faaruuq Cusmaan, oo haatan jooga dalka Ghana ayaa sheegay inay Madaxweynaha
Read More »Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa Masjid lagu weeraray magaalada B/weyne
Masjid ku yaala magaalada B/weyne Gobolka Hiiraan oo ay muxaadaro ka bixinayeen Culimo ka tirsan kuwa Tabliiqa ayaa lagu qaaday weerar, kaas oo aan la ogeyn sababta loo weeraray. Sida warku sheegayo kooxo
Read More »Dadka Reer Muqdisho oo walaac ka muujiyay dib u dhaca ku yimid doorashada G/barlamaanka
Dadka ku dhawan magaalada muqdisho oo ay shabakada jiinwabi.net la dhexmartay makaroofanka ayaa waxaa ay walaac weyn ka muujiyeen doorashadii gudoomiyaha baarlamaanka oo dib u dhac ku yimid. Cali Xasan Cumar oo ay
Read More »PROTEST POP MUSIC HAS JUST ARRIVED IN SOMALIA
It’s fair to say that things haven’t been so great in Somalia these last two decades. The breakdown of what was a not particularly pleasant military government in 1991 led to 21 years of
Read More »Marginalising women in Somali politics
Somali women can become integral pillars of the “political survival” of future governments Having 30 plus women in the Somali parliament is actually an enormous achievement which “shows that there are many women competent
Read More »Liiska Magacyada Xubnaha Beesha Sade uga mid noqonaya Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya
Liiska Magacyada Xubnaha Beesha Sade uga mid noqonaya Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya oo shalay lagudbiyey iyo xubno la soo celiyey. Guddiga farsamada ee xulista Baarlamaanka cusub ayaa shalay siiyey warqadihii aqoonsiga 19-xildhibaan oo ka
Read More »International Oil Companies Illegally Exploiting Somali Hydrocarbons?
Benefit From the Latest Energy Trends and Investment Opportunities before the mainstream media and investing public are aware they even exist. The Free Oilprice.com Energy Intelligence Report gives you this and much more. Click
Read More »UN-African Union mission seeks to mitigate friction between tribes in North Darfur
Members of the United Nations-African Union peacekeeping mission in Darfur, known by the acronym UNAMID, met with community leaders in the town of Mellit in the state of North Darfur, in Sudan, to
Read More »