war »
TALIYAHA CUSUB EE AMISOM OO MAANTA XILKA LA WAREEGAY
Munaasabad ay xilalka ku kala waregayeen Taliyihii hore ee ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM iyo kan cusub ayna ka qeyb galeen mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen Wasiirada difaaca dalalka Soomaaliya iyo Brundi,
Read More »Dagaalo culus oo markale dib uga qarxay gobolka Sh/hooseiyo baaqyo loo jeedinayo dhinacyda ku lugta leh
Dagaalo khasaare nafeed oo fara badan geystay ayaa maalintii labaad shalay ka deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya, iyadoo xoogga dagaaladaasi ay shalay ka dhaceen deegaanno u dhexeeya degmooyinka Jannaale iyo
Read More »WASAARADA ARIMAHA GUDAHA OO KA HADASHAY DAGAAL BEELEEDYADA HIIRAAN IYO SH/HOOSE
Wasaarada arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa ay ka hadashay dagaalada culus ee Gobalka Shabeelaha hoose iyo Gobalka Hiiraan ku dhexmaraya beelo halkaasi wada daga. Dagaaladaan oo aysan Dowladda Soomaaliya ka
Read More »Speaker of Somali Parliament, H.E. Mohamed Osman Jawari, launches groundbreaking social reconciliation programme
Speaker of Somali Parliament, H.E. Mohamed Osman Jawari, launches groundbreaking social reconciliation programme to ‘reknit the social fabric of Somalia’ His Excellency Mohamed Osman Jawari today launched a new initative, Quraca Nabadda, aiming
Read More »SOMALIA: All female radio brings education & community to Mogadishu
A Somali woman radio producer sits at the soundboard as she works as the sound engineer for a live radio show that is being broadcast throughout the region live on Aman Radio. Mogadishu,
Read More »Somali media workers get jail sentences for posting interview with alleged rape victim
Somali media workers get jail sentences for posting interview with alleged rape victim Sentencing, Journalist, Academic, Abdimalik Yusuf, Bashir Hashir Reporters Without Borders condemns the jail terms that a Mogadishu regional court passed today
Read More »Ra’isul wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo sheegay inuu dhawaan tagayo deegaanada Puntland
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug qeybta ay maamusho Puntland waxaa shalay ka dhacay Isu soo bax lagu soo dhaweynayo r/wasaaraha cusub loogana codsanaayo in uu soo dhiso xukumad tayo wanaagsan, R/wasaare C/weli sh,Axmed
Read More »DILAL QORSHEYSAN OO KA DHACAY MAGAALADA KISMAAYO
Dilal qorsheysan ayaa xalay waxa ay ka dhaceen Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda, hoose taasi oo loo geystay dad shacab ah iyo xubno kujira Maamulka Jubba. Xalay waxaa Magaalada Kismaayo xeebteeda laga helay
Read More »XAALADA DEEGAANO KA TIRSAN SHABEELAHA HOOSE OO DEGAN
Xaalad daganaansho ayaa laga dareemayaa deegaano ka tirsan Gobalka Shabeelaha hoose, halkaasi oo maalmahan ay ku dagaalamayeen labo beelood oo wada daga halkaasi. Dadka deeganada Janaale, Ceelwareegoow Iyo Busleey ayaa soo sheegaya in hada
Read More »ISKU DARANAA DIYASBARADDA IYO DADKA CAADIGA AH.!
Iyaddoo ay sanadahan danbe si aad ah ay ugu soo qul qullayaan wadanka Soomaaliya Gaar ahaan Caasimadda Muqdisho dadka qurbaawiga ah ee loo yaqaano (DIASPORA) kuwaas oo muddo dheer ka maqnaa wadanka oo qaar
Read More »