Monthly Archives: November 2013 »
Dab khasaare hantiyeed geystay oo ka kacay Muqdisho, welina ka socda iyo faahfaahino ka soo baxaya
Dab xooggan ayaa ka kacay garaash weyn oo lagu iibiyo gaadiidka iyo shidaalka oo ku yaalla isgoyska lambar afar ee magaalada Muqdisho, iyadoo dabku dabku nmarba marka kasii dameysa uu sii xoogeysanayo, waxaana laga
Read More »Sidee loo gaarsiin karaa gargaar Gobolka SH/Dhexe magaalada Jowhar iyo Tuulooyinka ku teedsan
Fatahaada biyaha wabiga Shabele oo faraha ka baxay iyo dagaalo u dhaxeeya qabaa’iilada laf dhabarka u ah Gobolka SH/Dhexe ayaa sababtay in ay haatan macluul iyo gaajo ku timaado kumanaan qoys oo beeraley ah.
Read More »Fresh displacement begins in Jowhar after river floods resume
People in Jowhar town begun new displacement after Shabelle river resumed to flood. Hundreds of families were seen fleeing from their homes on Saturday and Sunday seeking shelter from other places including nearby
Read More »Dadka reer Jowhar oo saakay xaaladoodu alow sahal tahay ka dib fatahaad cusub oo uu sameeyay webiga Shabeelle
Wabiga Shabelle ayaa xalay fatahaad hor leh ka geystay galbeedka magaalada Jowhar, iyadoo saakay laga barakacayo Tuulooyin badan oo dhaca galbeedka magaalada. Fatahaadan cusub ee uu geystay wabiga ayaa waxaa uu culeys weyn ku
Read More »Xarakada Al-shabab oo ka hadashay fatahaada Webiga Shabeele ee Jowhar iyo dagaalo ka dhacay
Xarakada Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay waxay ka hadashay fatahaada uu webiga Shabeelle ka geystay deegaano hoostaga magaalada Jowhar iyo sidoo kale dagaalo beeleedka muddooyinkii dambe ka dhacayey deegaanada bari ee duleedka magaalada Jowhar,
Read More »Lack of government oversight weakens quality of education at Somali universities
The number of universities throughout Somalia is growing, but a lack of governmental oversight in an increasingly competitive higher education sector is cause for concern, researchers and education stakeholders say. Somalia’s Go 2 School
Read More »SHACABKA MUQDISHO OO DOWLADA TURKIGA KU AMAANAY DIB U DHISKA DALKA SOOMAALIYA .
Dowlada Turkiga aya waxay Magaalada Muqdisho ka sameyneysaan howlo Mashaariic kala duwan oo ay ka mid tahay howlaha dib u dayactirka Qeybaha Muhiimka u ah Bulshada iyo laamiyada wadooyinka Magaalada Muqdisho kuwaasi oo ay
Read More »MID KAMID AH CIYAARYAHANADA KOOXDA BANAADIR UNA DHASHAY DALKA KENYA OO DIINTA ISLAAMKA QAATAY.
Marsel Samtal odiyambo oo ah xidig xaga weerarka kaga ciyaarah kooxda Banaadir oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee dalkeena una dhashay dalka Kenya ayaa qaatay Diinta Islaamka. Ciyaaryahankaan ayaa sidoo kale badalay
Read More »GOLAHA WASIIRADA OO MAANTA YEESHAY SHIR DEG DEG AH
Shir deg deg ah oo ay maanta isugu yimaadeen Gollaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa looga dhagaystay warbixino gudiyo wasiiro oo loo kala diray gobolada shabellooyinka iyo Hiiraan, Miisaaniyada sanadka 2014.
Read More »Emergency response underway to flood-affected people in Jowhar
The Jowhar floods have contaminated water sources, including shallow wells, and damaged latrines. In Jowhar market, the flooding has led to an average increase of 20 per cent in the prices of food commodities
Read More »