Monthly Archives: August 2013 »
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo la kulmay Wakiilka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya
Kulamadaan maanta uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud la qaatay safiirrada Maraykanka iyo Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, ayaa diirada lagu saaray, qorshaha siyaasaddeed ee dowladda, waxqabadkii sannadkan iyo arrimo kale
Read More »Iska Horimaad Duleedka Beledweyne Ka Dhacay
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay hal qof oo kalena waa uu ku dhaawacmay dagaal beeleed shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaanka Deefow oo 22 km waqooyi galbeed kaga beegan magaalada Beledweyne ee
Read More »Barakacyaasha ku nool Bakool Oo Laga Deyrinayo una baahan caawimad
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Bokool ayaa sheegay in xaalado bani’aadanimo ay ka jirto gobolka Bakool. Qoysas barakacayaal ah oo ku nool degmada Ceelbarde ayaa lagu soo waremayaa in xilligan ay heysato duruufo dhinaca nolosha ah
Read More »Wasaarada horumarinta adeega bulshada oo ka war bixisay Ardayda Maanta u fariisatay Imtixaan loogu tartamayo deeq waxbarasho oo dibada ah
Ku dhawaad 314 arday Soomaaliyeed ayaa maanta u fariistay imtixaan ku aadan deeq waxbarasho oo Dowladda Soomaaliya ay ka heshay dalalka Suudaan iyo Yemen. Ardeydaan maanta u fariisatey imtixaanaadka oo tiradoodo ahayd 314,
Read More »Gobolka Sh.Hoose Ee Duleedka Muuri Oo Ay ka Dhacayn Dagaalo
Dagaal khasaaro dhaawac iyo dhimasho sababay ayaa maanta ka dhacay deegaano ka tirsan Gobalka Shabeelaha hoose. Degmada Afgooye ayaa laga sheegaya in dagaalka uu ka dhacay nawaaxiga deegaanka Muuri iyo deegaano ku xeeran,iyadoo weerarka
Read More »Magaalada Baydhabo Qarax lagu weeraray ciidanka dowlada
Xarunta gobolka Baay ayaa ku waramaya in xalay qaraxa magaaladaasi lagula eegtay ciidamo ka tirsann xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku sugnaa bartamaha magaalada Baydhabo. Qaraxa oo sida la sheegay ahaa Bamka gacanta laga
Read More »Amisom Oo Iska Fogeysay Eedeyntii Kufsiga
Afhayeenka ciidamada nabad ilaalnta Midowga Afrika Kornel Cali Aadan Xaamud oo maanta shir jaraaid ku qabtay Taliska ciidanka AMISOM ee xalane ayaa waxa uu kaga hadlay shan qodob oo ay ugu muhiimsantahay kufsi la
Read More »Qarax Waxyeelo Geystay Oo Afgooye Ka Dhacay
Sadex ruux ayaa geeriyootay todobo kalena waa ay dhaawacmeen kadib qarax miino oo maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabelada Hoose gaar ahaan agagaarka boosteejada Xamar halka loo yaqaano Haanta Dheer sida ay
Read More »Duleedka Magaalada Guruceel oo Kadhacay Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyo Beleed
Degaan u dhow Guryceel uu kadhacay Dagaal u dhaxeeya Labo Maleshiyo Beleed oo daga Halkaas. Dagaalkan ayaa Waxaa u kabilowday kadib markii Rag hubaysan ay Jarayeen dhir isla markaasna ay kusoo Baxeen Dad
Read More »