Monthly Archives: July 2013 »
Kulan Uu Madaxweyne Xasan La Qaatay New-Deal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddiga Soomaaliga ee New Deal oo u qaabilsan diyaarinta shirka Brussels ee 16ka September 2013. Waxaa kulankan goob joog ahaa
Read More »UN Envoy for Somalia visits Puntland Garowe
The Special Representative of the United Nations Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, arrived in Garowe, Puntland this morning for his first visit to the region since he assumed his duties as head
Read More »QM Oo Ku Baaqday In La Maalgashado D. Soomaaliya
Inkastoo horumar laga gaaray arimaha bini’aadanimada, wali waxaa taagan baahida ay qabaan dadka Soomaaliyeed, sidaasi waxaa yiri masuul sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay. Hayada arimaha aadanaha u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNOCHA
Read More »Howlgal Oo Kismaayo Laga Sameeyay
Ciidamada maamulka Jubbaland ee uu madaxweynaha ka yahay Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta howlgal dhinaca ammaanka ah waxay ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose. Ciidamada ayaa si gaar
Read More »FAAH FAAHIN KASOO BAXEYSA QARAX MUQDISHO KA DHACAY
Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax maanta ka dhacay wadada xiriirisa KM-4 iyo Garoonka Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa garaashka Xaaji Dool iyo xarunta UNDP. Qaraxa oo ahaa gaari waxyaabaha qarxa
Read More »DHAKHAATIIRTA ISBITALKA MARKA OO KA CABANAYA MUSHAAR LA’AAN IYO MUSUQ MAASUQ
Shaqaalaha Isbitaalka magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa ay ka cabanayaan mushaar la’aan iyo musuq maasuq ay sheegeen in ay ku heyso hay’ada gacanta ku heysa Isbitaalka. C/weli Faarax oo ka
Read More »Somalia’s draft media legislation further endangers media freedom, says NUSOJ
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) today said that the new draft Somali media legislation can still curb media freedom and endangers editorial independence and media pluralism. Somalia’s council of ministers passed on
Read More »His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today condemned the terrorist attack
His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today condemned the terrorist attack targeted at AMISOM forces and sent his condolences to the civilian casualties. “I condemn the attack in the strongest terms and send
Read More »MADAXWEYNE XASAN OO TACSI U DIREY SHACABKA SOOMAALIYEED GEERIDII KU TIMID DANJIRIHII SOOMAALIYA EE DALKA KOONFURTA AFRIKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa eheladii, asxaabtii iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Rabbi ha u naxaristee Marxuum Sayid Xasan Sharif Cabdullahi oo ku
Read More »Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka South Afrika oo goordhow geeriyooda
indexWararka ka imaanaya Magaalada Pretoria ee Dalka Koofur Africa ayaa sheegaya in uu isbitaal ku yaala Magaaladaasi uu ku geeriyooday Safiirka Soomaaliya u fadhiyay Dalka Koofur Afrika Sayid Shariif. Alaha u naxariisto Safiirka
Read More »