Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka South Afrika oo goordhow geeriyooda

xeydar July 10, 2013 Comments Off
Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka South Afrika oo goordhow geeriyooda

 

indexWararka ka imaanaya Magaalada Pretoria ee Dalka Koofur Africa ayaa sheegaya in uu isbitaal ku yaala Magaaladaasi uu ku geeriyooday Safiirka Soomaaliya u fadhiyay Dalka Koofur Afrika Sayid Shariif.
Alaha u naxariisto Safiirka ayaa u geeriyooday Dhiig kar iyo Sokoroow Mudooyinkii ugu danbeeyay uu la xanuunsanaayay, Sayid Shariif ayaa Horaantii sanadkaan Dowlada Soomaaliya ay u Magacaawday Safiirka Dowlada Soomaaliya u Fahdinaya Dalka Koofur Africa.
mas’uuluiyiin ka tirsan safaaradda Soomaalida ee dalka Koonfur Afrika ayaa hadda dhooban gudaha isbitaalka uu ku geeriyooday safiirka, waxayna sheegeen inay safiirka ka soo saari doonaan isbitaalka, aas qaranna loo sameyn doono.

C/rashiid C/laahi Xeydar
Rashiid123@gmail.com
www.jiinwebi.net
Bank of Somali Rivers
Mogadisho Somalia

Comments are closed.