Monthly Archives: May 2013 »
Press releases on Polio outbreak from Somali authorities
The first confirmed case of the Wild Poliovirus in more than six years has been reportedin Somalia. The case occurred in a two-year old girl from the capital Mogadishu As polio is an infectious
Read More »Canadian sisters on front lines of rebuilding Somalia
Ottawa-raised sisters Ilwad Elman, 23, and Iman Elman, 21, pose inside the Elman Peace Centre, a rape crisis shelter in Mogadishu. Ilwad works at the centre, while Iman is a commander in the Somali
Read More »Somalia lists 1,345 foreigners in Mogadishu
The Government of Somalia has registered,1,345 foreigners in the capital Mogadishu, official said. General Abdullahi Gafow Mohamoud, the Director of Immigration and Citizenship of Somalia, stated those listed included diplomats, NGOs staff and business
Read More »Libaaxyada Badweynta Hindiya oo Gool iyo Eber ku cunay Xulka Nayjeeriya.
Libaaxyada Badweynta Hindiya oo Gool iyo Eber ku cunay Xulka Nayjeeriya. Xulka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Jeddah ayaa maanta Gool iyo Eber ( 1 – 0 ) ka badiyay Xulka Jaaliyadda Nayjeeriya kadib markii ay
Read More »Shiinaha iyo Hindiya oo isku raacay inay gacan ka geystaan dib u dhiska Soomaliya, kana hadlay arrinka.
Ka dib kulan si wada jir ah u wada qaateen Ra’isul wasaarayaasha dalalka Shiinaha iyo Hindiya ayaa waxay ka wada hadleen arrimoaha dalka Soomaaliya, sidoo dowladda Soomaaliya ay gacanta ugu wada dhigi laheyd dalka
Read More »OBAMA OO ISTICMAALKA DIYAARADAHA DRONESKA KU TILMAAMAY MID ISDIFAACID AH
Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa khudbad uu jeediyay kaga hadlay arinta Muranka badan dhalisay ee adeegsiga diyaaradaha Droneska,isagoona sheegay in adeegsiga Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee (Drone) loo yaqaan ay tahay difaacida danaha Mareynkankanka. Barack
Read More »Xarunta Dhexe ee Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo laga Furay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO).
Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo Muqdisho ka furtay Xarun Taageerana u Muujiyay Xukuumadda Somalia. Kulan ay salaadiinta Soomaaliyeed maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa lagu furay xarun cusub, iyadoo sidoo kalena ay goluhu taageero u muujiyeen
Read More »BANAANBAX LAGU TAAGEERAYE XUKUUMADDA LOOGANA SOO HORJEEDAY MOOSHINKA OO KA DHACAY MUQDISHO
Barxada Sayidka oo dhinaca ku haysa Aqalka Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka dhacay banaanbax ballaaran oo lagu taageerayo Xukuumadda Soomaaliya loogana soo horjeedo mooshinka Xukuumadda laga gudbiyay. Shacab badan ayaa
Read More »Fight for Somalia turns town to dust
Once a bustling haven away from Mogadishu’s battles, Elasha Biyaha has almost become a ghost town as residents flee. In a town not far from Mogadishu, vehicles slow to a crawl to negotiate the
Read More »KULAN LAGU TAAGEERAYAY XUKUUMADDA LOOGANA SOO HOR JEEDAY MOOSHINKII LAGA KEENAY OO MUQDISHO KA DHACAY
Kulan balaaran oo maanta Muqdisho ay ku yeesheen qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay ku taageereen Xukuumadda uu hogaamiyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayagoona dhinaca kale kasoo hor jeestay
Read More »