Monthly Archives: February 2013 »

British troops go to Somalia in advance on troublespots

British troops go to Somalia in advance on troublespots

jiinka February 8, 2013 Comments Off

Britain is to deploy soldiers to Somalia for the first time in an attempt to beef up its military influence in some of the world’s worst troublespots.     A small team of British

Read More »
Tartanka Dagmooyinka Kaalimaha Hore Ee Nadaafadda Ay Uga Jiraan Waaberi & Deyniile

Tartanka Dagmooyinka Kaalimaha Hore Ee Nadaafadda Ay Uga Jiraan Waaberi & Deyniile

jiinka February 8, 2013 Comments Off

Maamullada degmooyinka Waaberi iyo Deyniile oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayaa sheegay iney degmooyinkooda ugu horeeyaan tartanka dhanka nadaafadda ah ee ay ka soconaya gobolka.   Gudoomiyaha maamulka degmada Waaberi Mudane Axmed Meyre

Read More »
Dibadbax kadhan ah xukuumadda madaxwayne Faroole oo kadhacay Bosaso[Sawiro]

Dibadbax kadhan ah xukuumadda madaxwayne Faroole oo kadhacay Bosaso[Sawiro]

jiinka February 8, 2013 1

Waxaa saakay ka dhacay magaalada Bosaaso mudaaharaad balaaran oo ay ka qayb galeen dad aad u badan oo isugu jira rag iyo dumar, dibadbaxa ayaa lagu diidanaa xukuumadda madaxwayne Faroole.   Dibadbaxayaasha ayaa si

Read More »
Magaalada Kismaayo Qarax Ka Dhacay Oo Ay Dad ku Dhinteen

Magaalada Kismaayo Qarax Ka Dhacay Oo Ay Dad ku Dhinteen

jiinka February 8, 2013 Comments Off

Labo qof ayaa ku dhimatay qarax maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.   Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in gaari ay saarnaayeen ciidanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee

Read More »
Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo Gudoon cusub yeeshey kadib doorasho ka dhacdey Muqdisho “DAAWO SAWIRRADA”

Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo Gudoon cusub yeeshey kadib doorasho ka dhacdey Muqdisho “DAAWO SAWIRRADA”

jiinka February 7, 2013 Comments Off

Xaflad balaaran oo lagu caleemo saarayay Gudoon cusub oo uu yeesho Golaha Salaadiinta, dib u Heshiisiinta iyo Wacyigelinta Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin odayaasha dhaqanka Soomaliya ayaa maanta looga dhawaaqay Hotel City Palace

Read More »
Madaxweynaha iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo Ka Qeyb Galay Shirkii Qaahira

Madaxweynaha iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo Ka Qeyb Galay Shirkii Qaahira

jiinka February 6, 2013 Comments Off

Magaalada Qaahira ee dalka Masar Ururka dalalka islaamka ee OIC, shirkan waxaa ka soo qaybgalay 57 dal, waxaana ka soo qaybgalay 26 Madaxweyne oo ay ku jiraan Turkiga iyo Iran.   Madaxda ka qaybgalaysa

Read More »
UN urged to lift Somalia arms ban

UN urged to lift Somalia arms ban

jiinka February 6, 2013 Comments Off

UNITED NATIONS – The United States is urging fellow members of the UN Security Council to agree to demands by the government in Mogadishu to lift the arms embargo on Somalia, which has been

Read More »
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ugu Baaqay Mo Farah Dib U Dhiska Dalka Inuu Ka Qeyb Qaato

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ugu Baaqay Mo Farah Dib U Dhiska Dalka Inuu Ka Qeyb Qaato

jiinka February 6, 2013 Comments Off

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waraysi uu siiyay Wargeyska Daily Telegraph ee dalka UK kasoo baxa kaga hadlay xaalada dalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo ka hadlayay Soomaalida ku nool dalka ingiriiska ayaa sheegay

Read More »
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda & Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Tagay Beledweyn

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda & Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Tagay Beledweyn

jiinka February 6, 2013 Comments Off

Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey.   Wafdiga Ra’isulwasaaraha waxaa garoonka

Read More »
Jowhar Oo Lacag Been Abuur Ah Lagu Helay Sariflayaal

Jowhar Oo Lacag Been Abuur Ah Lagu Helay Sariflayaal

jiinka February 6, 2013 Comments Off

Ciidanka ammaanka ee magaalada Jowhar ayaa xabsiga u taxaabay saddex nin oo ka mid ah sariflayaasha magaalada, kuwaas oo lagu eedeeyay in lagu helay lacag been abuur ah.   Mid ka mid ah saraakiisha

Read More »