Monthly Archives: August 2012 »
PRESS RELEASE African Union Troops Capture Marka
PRESS RELEASE African Union Troops Capture Marka Somalia troops with the assistance of the African Union Mission Troops, have this morning pushed Al Qaeda-affiliated terrorists out of Marka, the third-largest port in Southern Somalia.
Read More »Qarax miino oo Caruur Dugsi Qur’aan dhigata ay ku geeriyoodeen oo ka dhacay deg. Balcad.
Wararka saakay naga soo gaaraya magaalada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in qarax miino oo la dhigay goob uu ku yiilay dugsi Qur’aan ay ku qaraxday ardaydii dhiganeysay dugsigaasi, waxaana la sheegayaa in
Read More »Alshabaab oo lagala wareegay Wareegay Magaalada Marka.
Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa goordhaw waxa ay la wareegeen Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose kadib duulaan ay maanta ku qaadeen. Ciidamadan ayaana goordhaw galay Xarunta Sh/Hoose ee Marka
Read More »Madaxweyne Faroole oo soo saaray Warsaxaafadeed uu ku canbaareeyay Madaxweyne Shariif
Warsaxaafadeed ka soo baxay maamulka Puntland ayaa canbaareyn dusha looga tuurey, talaabooyinkii uu qaadey Madaxweynaha xilkiisu dhamaadey Mudane Shariif Shiikh Axmed, waxaana lagu canbaareeyey faragelinta iyo ciyaarta uu ku hayo isbedelka siyaasadeed ee Soomaaliya,
Read More »Abwaan Maxamuud Goox Qarboosh oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta Kenya
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya xalay ku geeriyooday Abwaan Maxamuud Goox Qarboosh oo ka mid ah Abwaaniinta ugu caansan dalkeenna Soomaaliya. Abwaanka ayaa wuxuu ku geeriyooday sida dad
Read More »Haweeney Soomaali ah oo umushay saddex mataano ah oo mid ka mid ahi mucjiso leeyahay
Haweeney Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Raaxo Carab Aw Muxumed ayaa Labo Todobaad kahor umushay saddex carruur oo mataano ah kuwaasoo Laba yihiin wiilal, midna Gabar. Haweeneydaas oo ku umushay tuulo ku taala magaalada
Read More »Kulan lagu Taageerayey Xildhibaanad Maryan Cariif Qaasim oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Kulan lagu qabtay Hotelka Amiira oo ay isugu yimaadeen in kabadan boqol qof oo isugu jira Nabadoono, Siyaasiyiin, Aqoonyaahno, Dhalinyaro, Haween iyo waxgaradka Beesha Cabdalle sabti oo ka mid ah beel waynta karanle Hawiye,
Read More »United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) finalization of the list of Parliamentarians
SRSG statement on the finalization of the list of Parliamentarians The Special Representative of the Secretary-General, Dr. Augustine P. Mahiga is encouraged by the progress made by the Traditional Elders and by the Technical
Read More »AFRICAN UNION UNION AFRICAINE PRESS RELEASE Addis Ababa
H.E. Jean Ping, welcomes the recent encouraging developments in Somalia The Chairperson of the Commission of the African Union, Dr Jean Ping, welcomes the recent encouraging developments in Somalia. In particular, the Chairperson lauded
Read More »Maxay tahay dhibaatada weriyayaasha loo geeysta
Xubnaha la kumay Madaxweynaha Ghana ayaa ka kala socday ururada suxufiyiinta qaaradda Afrika iyo adduunka Guddoomiyaha xiriirka guud ee ururrada Suxufiyiinta Afrika, Cumar Faaruuq Cusmaan, oo haatan jooga dalka Ghana ayaa sheegay inay Madaxweynaha
Read More »