Ciyaaraha »

Elman oo ku guuleysatay Supper Cup-ka

Elman oo ku guuleysatay Supper Cup-ka

xeydar November 7, 2013 Comments Off

  Naadiga Elman FC oo heysata Horyaalka Soomaaliya ayaa maanta ku guuleystay koobka koobabka ee Supper Cup, kaddib markii ay rogoore yaal 5-4 ah kaga adkaadeen kooxda Banadir Sports Club, cayaar adag oo ka

Read More »
FIFA oo Garoon & xafiisyo u dhiseysa Soomaaliya

FIFA oo Garoon & xafiisyo u dhiseysa Soomaaliya

xeydar November 1, 2013 Comments Off

Iyadoo ururka kubada cagta aduunka ee FIFA uu ahmiyad weyn siinayo horumarinta kubada cagta Soomaaliya ayaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaa uu shaaca ka qaaday in FIFA ay ansixisay mashruuc kale oo balaaran

Read More »
Somalia thrashes Zambia 4-1 at Perth World cup

Somalia thrashes Zambia 4-1 at Perth World cup

xeydar October 28, 2013 Comments Off

With the Perth World cup 2013 entering its third week, Somalia’s expatriate football team taking part in the global competition has humiliated their Zambian rivals by 4-1 in a hotly-contested game in the western

Read More »
Elman iyo Banaadir oo isku arkaya Supper Cup-ka

Elman iyo Banaadir oo isku arkaya Supper Cup-ka

xeydar October 19, 2013 Comments Off

Waaxda tartamada ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ku dhawaaqday xiliga la qabanayo cayaarta koobka koobabka ee sanadka 2013-ka waxaana xiriirku shaaciyay in cayaartaasi ay ka dhici doonto garoonka Stadium Banaadir 17-ka bishan

Read More »
Somalia to take on Brazil at Perth world cup 2013

Somalia to take on Brazil at Perth world cup 2013

xeydar October 12, 2013 Comments Off

With the 2013 Perth World cup under way in the western Australian city of Perth, Somalia’s expatriate football team representing the name of their war-devastated country are expected to take on Brazil on Sunday

Read More »
Kooxda BATROOLKA oo kor u qaaday Koobka Jeneraal Daa’uud ee Jaaliyadda Jeddah.

Kooxda BATROOLKA oo kor u qaaday Koobka Jeneraal Daa’uud ee Jaaliyadda Jeddah.

xeydar October 5, 2013 Comments Off

Ciyaar ay dadweynuhu wada sugayeen oo aheyd Finalka Koobka JENERAAL DAA’UUD ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Jeddah, ayaa waxaa isaga hor yimid kooxaha Fc-Jowhar iyo Batroolka, ciyaartan oo ahayd mid aan saadaal laga bixin

Read More »
Filimka todobaadka ee FIFA oo diirada lagu saaray Soomaaliya

Filimka todobaadka ee FIFA oo diirada lagu saaray Soomaaliya

xeydar October 4, 2013 Comments Off

Iyadoo xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA uu xooga saarayo horumarinta kubada cagta Soomaaliya ayaa filim documentry ah oo soconaya 4 daqiiqo iyo 44 ilbiriqsi oo lasoo dhigay shabakada FIFA.com maanta oo khamiis ah

Read More »
Somalia’s Said Arab: commissioner at FIFA beach soccer world cup Final

Somalia’s Said Arab: commissioner at FIFA beach soccer world cup Final

xeydar September 29, 2013 Comments Off

Somali Football federation Secretary General and Member of FIFA beach soccer committee Abdi Qani Said Arab has been appointed by the global football body as the commissioner of the FIFA beach soccer world cup

Read More »
Somali figure among FIFA beach soccer administrators

Somali figure among FIFA beach soccer administrators

xeydar September 13, 2013 Comments Off

Somalia Football Federation’s Secretary General will be on of the key figures to manage the 2013 FIFA beach soccer to be held in Tahiti on 18th of this month (September).   Abdi Qani Said

Read More »
Horyaalka Dalkeena Oo Ay Isu Diyaarineysa Kooxyada Wada-Ciyaareysa

Horyaalka Dalkeena Oo Ay Isu Diyaarineysa Kooxyada Wada-Ciyaareysa

jiinka August 27, 2013 Comments Off

Kooxda kubadda cagta ee Dekadaha ee heerka koowaad ayaa garoonka Koonis stadium ku qaadaneyso tababar ay isugu diyaarineyso horyaalka heerka koowaad ee kubadda cagta ee dalkeena.   Waxaa imbadan u socday tababaro aad u

Read More »