All posts by xeydar »

AMISOM OO LOOGU BAAQAY INAY JOOJIYAAN DAGAALADA KA SOCDA SH/DHEXE IYO MAAMULKA GOBOLKAASI OO KA JAWAABAY EEDEYN LOO JEEDIYAY

AMISOM OO LOOGU BAAQAY INAY JOOJIYAAN DAGAALADA KA SOCDA SH/DHEXE IYO MAAMULKA GOBOLKAASI OO KA JAWAABAY EEDEYN LOO JEEDIYAY

xeydar November 8, 2013 1

Iyadoo dhibaatooyinka isugu jira Saameynta Fatahaadaha iyo Dagaalo beeleedyada sii lixaadsanayaan ayaa hadana waxaa isa soo taraya baaqyada Nabadeed ay jeedinayaan Waxgaradka,aqoonyahanada ku dhaqan Gobolka Shabeelaha Dhexe. Nabadoon Ibraahim Abuukar Cabdi wuxuu ka mid

Read More »
Somalia’s 2013 league kicks off under ‘new name’

Somalia’s 2013 league kicks off under ‘new name’

xeydar November 8, 2013 Comments Off

  For the first time in Somali football history, the country’s top league now named after the ‘Nation Link Telecom Championship’ has got under way at a world class facility with the opening match

Read More »
Government troops participate clan fighting in Jowhar as death toll rises.

Government troops participate clan fighting in Jowhar as death toll rises.

xeydar November 7, 2013 1

Reports from Jowhar, the capital of the Middle Shabelle region indicate that at least two dozens have been killed as rival clans clash in the outskirts of the city.   Witnesses told Jiinwabi.net that

Read More »
Dagaal culus oo dib uga qarxay duleedka magaalada Jowhar iyo warar sheegaya in lagu gubay tuulooyin lagu magacaabo…

Dagaal culus oo dib uga qarxay duleedka magaalada Jowhar iyo warar sheegaya in lagu gubay tuulooyin lagu magacaabo…

xeydar November 7, 2013 Comments Off

Dagaalo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa mar kale dib uga soo cusboonaaday duhurnimadii maanta duleedka bari ee magaalada Jowhar, iyadoo dagaaladan ay ka xoogan yihiin kuwii shalay, dagaalada ayaa ka socda Tuulooyinka Geeda-Barkaan,

Read More »
Somali health services revival ‘begins’

Somali health services revival ‘begins’

xeydar November 7, 2013 Comments Off

Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon has appealed to the country’s diaspora health professionals to ‘help transform Somalia’s health service’. The Prime Minister was speaking Thursday when he opened in Mogadishu the first National

Read More »
Elman oo ku guuleysatay Supper Cup-ka

Elman oo ku guuleysatay Supper Cup-ka

xeydar November 7, 2013 Comments Off

  Naadiga Elman FC oo heysata Horyaalka Soomaaliya ayaa maanta ku guuleystay koobka koobabka ee Supper Cup, kaddib markii ay rogoore yaal 5-4 ah kaga adkaadeen kooxda Banadir Sports Club, cayaar adag oo ka

Read More »
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo goordhow gaaray magaalada Jowhar

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo goordhow gaaray magaalada Jowhar

xeydar November 6, 2013 1

Wafdi uu horkacayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daqiiqado ka hor soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe, Booqashada Madaxweynaha ee magaalada Jowhar oo ah tii labaad oo uu ku yimaado muddo

Read More »
President rallies the nation and appeals for urgent humanitarian assistance after flooding of Shabelle River.

President rallies the nation and appeals for urgent humanitarian assistance after flooding of Shabelle River.

xeydar November 6, 2013 Comments Off

The president today traveled to Jowhar to assess the damage caused by the flooding of the Shabelle River and show solidarity to the people of the region affected by the disaster. “I appeal to

Read More »
Saxaafadda Xorta ah oo kasoo Horjeesatay Abaalmarin La Sheegay in QM wado.

Saxaafadda Xorta ah oo kasoo Horjeesatay Abaalmarin La Sheegay in QM wado.

xeydar November 6, 2013 Comments Off

Saxaafadda madaxa banana ee ka howlgasho dalka gudahisia gaar ahaan kuwa magaalada muqdisho iyo gobolada dalka ayaa si weyn uga soo horjeestay abaal marin la sheegay in ay wadaan hay’adaha QM qaarkood kuwaasoo la

Read More »