All posts by xeydar »

SHACABKA MUQDISHO OO DOWLADA TURKIGA KU AMAANAY DIB U DHISKA DALKA SOOMAALIYA .

SHACABKA MUQDISHO OO DOWLADA TURKIGA KU AMAANAY DIB U DHISKA DALKA SOOMAALIYA .

xeydar November 26, 2013 Comments Off

Dowlada Turkiga aya waxay Magaalada Muqdisho ka sameyneysaan howlo Mashaariic kala duwan oo ay ka mid tahay howlaha dib u dayactirka Qeybaha Muhiimka u ah Bulshada iyo laamiyada wadooyinka Magaalada Muqdisho kuwaasi oo ay

Read More »
MID KAMID AH CIYAARYAHANADA KOOXDA BANAADIR UNA DHASHAY DALKA KENYA OO DIINTA ISLAAMKA QAATAY.

MID KAMID AH CIYAARYAHANADA KOOXDA BANAADIR UNA DHASHAY DALKA KENYA OO DIINTA ISLAAMKA QAATAY.

xeydar November 24, 2013 Comments Off

Marsel Samtal odiyambo oo ah xidig xaga weerarka kaga ciyaarah kooxda Banaadir oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee dalkeena una dhashay dalka Kenya ayaa qaatay Diinta Islaamka. Ciyaaryahankaan ayaa sidoo kale badalay

Read More »
GOLAHA WASIIRADA OO MAANTA YEESHAY SHIR DEG DEG AH

GOLAHA WASIIRADA OO MAANTA YEESHAY SHIR DEG DEG AH

xeydar November 24, 2013 Comments Off

Shir deg deg ah oo ay maanta isugu yimaadeen Gollaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa looga dhagaystay warbixino gudiyo wasiiro oo loo kala diray gobolada shabellooyinka iyo Hiiraan, Miisaaniyada sanadka 2014.

Read More »
Emergency response underway to flood-affected people in Jowhar

Emergency response underway to flood-affected people in Jowhar

xeydar November 22, 2013 Comments Off

The Jowhar floods have contaminated water sources, including shallow wells, and damaged latrines. In Jowhar market, the flooding has led to an average increase of 20 per cent in the prices of food commodities

Read More »
Somalia arrests woman over rape allegations

Somalia arrests woman over rape allegations

xeydar November 22, 2013 Comments Off

Woman who says she was raped is held along with journalist who interviewed her, according to a government official. Police in Somalia have arrested a 19-year-old alleged rape victim and a journalist who interviewed

Read More »
Hogaamiyaha Alshabaab Sh/Dhexe oo la xiray

Hogaamiyaha Alshabaab Sh/Dhexe oo la xiray

xeydar November 22, 2013 Comments Off

Warar ay Qoreen Websetyada Al-shabaab ayaa lagu sheegaya in Ciidamo ka amar qaata Hogaanka Al-shabaab Axmed Godane ay Xiray Gudoomiyhihii Gobolka Sh/dhexe ee Al-shabaab Yuusuf Ciise Kabakutukade. Xariga Kabakutukade ayaa waxaa lagu shaaciyey qaar

Read More »
Dowladda Mareykanka oo sheegay inay saldhigyo ciidan ka sameysanayo xuduuda Soomaaliya iyo Jabuuti si ay…

Dowladda Mareykanka oo sheegay inay saldhigyo ciidan ka sameysanayo xuduuda Soomaaliya iyo Jabuuti si ay…

xeydar November 22, 2013 Comments Off

Dowladda Mareykanka ayaa wadda qorshe ay saldhigyo kaga dhisayso xuduudaha ay wadaagaan dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Jabuuti, kuwaasoo ay sheegtay inay kula dagalaamayso kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya. Warbixin arrintan ku saabsan oo

Read More »
GUDDIYO WASIIRO AH OO LOO KALA DIRAYO, SHABEELAHA HOOSE, SHABEELAHA DHEXE IYO HIIRAAN

GUDDIYO WASIIRO AH OO LOO KALA DIRAYO, SHABEELAHA HOOSE, SHABEELAHA DHEXE IYO HIIRAAN

xeydar November 20, 2013 Comments Off

Shir deg deg oo ay xalay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay arimo dhowr ah oo ay kamid yihiin weerarkii Shabaab ay ka geysteen Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan. Afhayeenka

Read More »
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray deegaanka Nambar 50 si ay….

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray deegaanka Nambar 50 si ay….

xeydar November 20, 2013 Comments Off

Wafdigii ay dowladda Soomaaliya u xilsaartay xalinta dagaalaka kasoo cusboonaaday gobolka Shabeelaha hoose ayaa maanta gaaray deegaanka Lambar Konton oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka dheceen dagaallo xooggan oo dhexmaray ciidamada Militeriga iyo malayshiyaad

Read More »