All posts by jiinka »
AMISOM Oo Beledweyne geeyay Ciidan Boolis Ah
Howlgalka Midowga Afrika (AMISOM) ayaa maanta markii ugu horreysay ciidamo Boolis ah geeyay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Madaxa ciidanka Booliska AMISOM ee xarunta Beledweyne Theophilus Senese oo la kulmay maamulka degmada
Read More »Shirka Bressuls Ee Soomaaliya Oo Rajo Weyn Ka Qaba M.Yurub
Dowlada Soomaaliya iyo hay”adaha deeq bixiyaasha caalamka ayaa saxiixi doono qorshe muddo saddex sano ah maalinta isniinta kaasi oo dib loogu dhisayo dalka Soomaaliya sid ay qortay wakaalada wararka ee Reuters . Masuuliyiinta
Read More »Buugan Magaciisu yahay [Dugsiyadda Quraanka Soomaaliya]
Waxaa Qoray : Ustaad: Sayidcali Xuseen Maclin Shariif oo ka mid qaatay waxbarasho ee wadankeena Soomaaliyeed kana mid ah Aasaasayaashii Waxbarashada Soomaaliya Xiligii Bur-Burka Soomaaliya 1991, ahna Aasaasayaashii Daladda Waxbarashda FPENS. ayaa u balan
Read More »Golaha Wasiirada Oo Go’aanada Shirkii Ka Dooday
Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey go’aankii ka soo baxay shirkii culimada Soomaaliyeed ee looga hadlayay xagjirnimada iyo heshiiska dowladda Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee Jubba. Wasiirka warfaafinta, boostada, isgaarsiinta
Read More »Jowhar Shacabka ku nool Oo La Deristay Cabsi
Waxa ay cabsi la soo daristay shacabka Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeellada dhexe, kadib markii daadad ka dhashay fatahaadda webiga ku soo dhawaadeen Magaalada. Shacabka Magaalada Jowhar ayaa xalay bilaabay inay guryahooda
Read More »Qarax Ismidaamin Ah Oo Axmed Madobe Lala Eegtay
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uu ka badbaaday qarax lala eegtay kolonyo uu la socday oo
Read More »Howlgallo Dheeraad Ah Oo Ay Ciidamada Ka Wadan Beledweyn
Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa howlgallo ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Beledweyn waxa ay ku soo qab qabteen dad farabadan ayadoo howlgalkaasina sare loogu qaadayay ammaanka magaaladaasi. Howlgaladani ayaa ciidamadu ka bilaabeen
Read More »Bandow Kismaayo lagu soo rogay
Saraakiisha ciidamada maamulka KMG ee Jubba ayaa caawa bandow ku soo rogay magaalada Kismaayo, iyadoo hawada laga saaray hawada laga saaray shirkdihii isgaarsiinta ee magaalada. Ciidamo maamulka ka tirsan ayaa gaaf-wareegaya waddooyinka magaalada,
Read More »Kismaayo iyo Marka Oo ka kala Dhacay Qaraxyo
Iska Hor imaadyo Khasaaro geystay ayaa xalay waxa ay ka dheceen Garoonka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Iska Hor’imaadka oo khasaaro geystay ayaa u dhexeeyay Ciidamada Raaskaambooni iyo Kooxo ka tirsan
Read More »