All posts by jiinka »
Safiiro Cusub Oo Maanta Ansixiyey Golaha Wasiiradda
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa,uuna shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare mudane Cabdi faarax Shirdoon (Saacid) ayaa meelmariyey magcaabista 5 safiir oo cusub. Raiisul Wasaaraha ayaa magcaabista safiirada
Read More »Ciidanka Amisom Iyo Kuwa Dowlada Oo Loo Hambalyeeyay
Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu ammaanay sida dhaqsaha leh ee ay uga jawaabeen weerar shalay lagu qaaday xarunta Qaramada Midoobay ay ku leedahay
Read More »Jowhar Maamulka G.Sh/Dhexe Oo Xabsi Dhigay Maamulayaal Shirkadeed
Maamulka Gobalka Shabeelada dhexe ay xabsi dhigeen masuuliyiintii shirkadaha ka howl gala magaalada Jowhar ee xarunta gobalkaasi. Masuuliyiinta xabsiga loo taxaabay ayaa waxaa la sheegay in ay isugu jiraan qolyihii Isgaarsiinta, Xawilaada iyo
Read More »UN Special Representative of the Secretary-General for Somalia statement on Mogadishu UN attack
The UN Special Representative for the Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay, condemned the violent attack on the United Nations Common Compound in Mogadishu. At about 11:30 this morning, a pickup truck rigged with
Read More »AMISOM condemns attack on UNCC compound in Mogadishu
The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif has strongly condemned today’s terrorist attack on the United Nations Common Compound in Mogadishu by Al-Shabaab
Read More »Qarax Ka Dhacay Xarunta UNDP Ee M. Muqdisho
Weerarka ismiidaaminta oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay bannaanka hore ee xarunta UNDP, Kaddina ay guddaha u galeen afar ka mid ah kooxaha hubeysan, kuwasoo ay rasaas isweydaarsadeen ilaalada xarunta. Qaraxyo ismiidaamin
Read More »Shir Waxbarashada Oo Muqdisho Ka Furmay
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha qaran ee waxbarashada oo ay soo qaban qaabisan Wasaaradda Horumarinta Adeegga Bulshada. Shirka waxaa ka qeyb galaya wakiillo ka socda dowladda Soomaaliya, Maamul goboleedyada
Read More »Families displaced by fighting in Janale for help
Three hundred families displaced from their villages by fighting towards the west of Janale, Lower Shabelle region, are living in poor conditions in a makeshift camp. They fled a recent outbreak of fighting
Read More »Qarax Amisom Lagula Eegtay Kismaayo
Qarax miino ayaa lala beegsaday ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Xaafadda Qaraxa oo ka dhacay Via-Afmadow ayaa ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago.
Read More »