war »
Munazzamatu Al Dawa Al-Islamiyya delegation arrives in Mogadishu
A delegation from Munazzamatu al-Dawa al-Islamiyya based Sudan has led the director office Al Dawa for Somalia, Mr. Khalid Hassan Khalid has came down from the airport. Director Khalid Hassan Khalin who led the
Read More »Munazzamatu Al Dawa Al islamiyya Wafdi ka socday oo soo gaaray Muqdisho
Wafdi ka socday Munazzamatu Al Dawa Al islamiyya oo uu hoggaaminayay Agaasime Goboleedka mudane Khalid Hassan Khalid oo u dhashay dalka Sudan ayaa booqasho ku yimid xafiiska Muqdisho ay ku leeyihiin Munazzamatu Al Dawa
Read More »Beesha Carab Soomaali Oo Soo Dhaweysay Qaraarkii Uu Golaha Baarlamaanka Ku Diiday In Dib Loogu Noqdo Doorashada 8-Kursi.
Aqoonyahano , Wax garad, Odayaal, Dumar iyo Dhalinyaro ka tirsan Beesha la yiraahdo Carab Soomaali ayaa kulan gaar ah oo looga hadlayay xaalada uu xilligan marayo Dalka Soomaaliya waxa ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho.
Read More »Al Wafa Charitable Association made water supply to Bay regional state of southwest Somalia
Al Wafa Humanitarian Association of aid agencies in response to its complaint called upon the public to support drought-ridden water supplies donated 3 locations in the Bay area region and the water supply did
Read More »Jimciyadda Samafalka AL Wafa oo biyo dhaamin ka sameysay gobalka Bay ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed Soomaaliya
Jimciyadda Samafalka AL Wafa oo kamid ah hey’addaha samafalka dalka Soomaaliya oo ka jawaab celineysa cawashada ka soo yeertay shacabka Soomaaliyeed ay abaaraha halakeeyeen ayaa deeq biyo ah gaarsiisay 3-goobood oo ka tirsan deegaano
Read More »Beelaha Jareer weyne oo ka soo idlaatay doorashada kuraasta Baarlamaanka Aqalka sare iyo hoose
Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa ku guuleystay kursiga Baarlamaanka, kadib markii uu ku soo baxay Doorasho ka dhacday Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo helay 49 dhibcood ayaa
Read More »{DAAWO SAWIRADA} Gabadhii Ugu Horeysay Ee Ku Guulesatay Doorashada Aqalka Sarre Ee Maamulka Hirshabeelle
Doorashada xubnaha aqalka sare ku metalaya Maamulka Hirshabelle oo ka socotay Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ku guulesatay Fartuun Cabduqaadir Farax karama oo noqoneysa gabadhii ugu horeysay ee ka mid
Read More »xildhiban cabdi fitax qaasim oo ku baaqay in la joojoyo dagaalada magaalada baladweyn
xildhiban cabdi fitax qaasim oo ku baaqay in la joojoyo dagaalada magaalada baladweyn  
Read More »Guddiga doorashada oo markii ugu horeysay joojiyay natiijada labo xildhibaan oo shalay lagu doortay Jowhar
War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga doorashada heer federaal ayaa markii ugu horeysay leysku hor taagay natiijada doorashada labo xildhibaan oo maalintii shalay lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle. Kuraastan
Read More »Carruur agoon ah oo ku nool Gobolka Banaadir oo loo qeybiyay dhar ciid (Sawiro)
Caruur agoon ah oo ku nool xaafadaha ay ka kooban tahay Gobalka Banaadir ayaa loo qeybiyay dhar ay ku ciidaan si ay uga qeyb qaataan farxada munaasabada Ciidul fitriga oo fooda nagusoo heysa. Deeqdan
Read More »