Guddiga doorashada oo markii ugu horeysay joojiyay natiijada labo xildhibaan oo shalay lagu doortay Jowhar

xeydar November 27, 2016 Comments Off
Guddiga doorashada oo markii ugu horeysay joojiyay natiijada labo xildhibaan oo shalay lagu doortay Jowhar

War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga doorashada heer federaal ayaa markii ugu horeysay leysku hor taagay natiijada doorashada  labo xildhibaan oo maalintii shalay lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.

Kuraastan la joojiyay ayaa waxaa maalintii shalay ku kala guuleystay Wasiiru-dowlaha maaliyada xukuumada Soomaaliya C/llaahi Max’ed Nuur iyo xildhibaan Max’ed Abuukar Islow [Ducaalle]

Comments are closed.