Monthly Archives: October 2013 »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY XUBNAHA GOLAHA AMMAANKA EE MIDOWGA AFRIKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY XUBNAHA GOLAHA AMMAANKA EE MIDOWGA AFRIKA

xeydar October 25, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika isla markaana kula dar-daarmay in Ciidamada Soomaaliya loo helo tasiilaadkii iyo dhaqaalihii ay u baahnaayeen.

Read More »
Rescind arbitrary eviction order of Radio Shabelle in Somalia, say media freedom groups

Rescind arbitrary eviction order of Radio Shabelle in Somalia, say media freedom groups

xeydar October 25, 2013 Comments Off

The following statement to Somalia’s Prime Minister was signed by over 20 IFEX members and affiliates, and initiated by Reporters Without Borders and the National Union of Somali Journalists:   To: Prime Minister H.E.

Read More »
Wasaaradda Arrimaha dibadda oo howlgelisay Waaxda Qurba joogta Soomaaliyeed .

Wasaaradda Arrimaha dibadda oo howlgelisay Waaxda Qurba joogta Soomaaliyeed .

xeydar October 25, 2013 Comments Off

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si rasmi ah ugu saldhigtay Waax cusub oo lagu magacaabo Waaxda Qurba joogta Soomaaliyeed (Department of Diaspora Affairs) .   Waaxdan oo

Read More »
Dekadda Muqdisho oo laga mamnuucay in laga soo dejiyo Gaadiid nooc gaar ah

Dekadda Muqdisho oo laga mamnuucay in laga soo dejiyo Gaadiid nooc gaar ah

xeydar October 25, 2013 Comments Off

CarsAmar ka soo baxay Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo dhulka ayaa lagu mamnuucay in gaadiidka aan xabadaha karin iyo kuwa loo yaqaano Cabdi bilaha aan si gaar ah looga soo dejin karin dekadda Muqdisho. Gaadiidka

Read More »
Saraakiil iyo siyaasiyiin Baaq culus u diray dowladda Soomaaliya iyo beesha Caalamka(Magacyada)

Saraakiil iyo siyaasiyiin Baaq culus u diray dowladda Soomaaliya iyo beesha Caalamka(Magacyada)

xeydar October 24, 2013 Comments Off

saraakiilSiyaasiyiin iyo saraakiil ciidan oo ka soo jeeda Gobollada Jubbooyinka ayaa baaq culus u diray dowladda Soomaaliya, Egayga gaarka ah ee Xoghayaha Q/midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo beesha caalamka, waxayna baaqooda ku sheegeen inay

Read More »
Ciidamo hor leh oo Muqdisho ku wajahan (Dalkee ka socdaan)

Ciidamo hor leh oo Muqdisho ku wajahan (Dalkee ka socdaan)

xeydar October 24, 2013 Comments Off

PoliceCiidamo boolis ah oo ka socda dalka Ghana ayaa dhawaan waxa ay ku wajahan yihiin caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Wargeys ka soo baxa magaalada Accra ee dalka Ghana ayaa maanta waxa lagu daabacay in

Read More »
URURKA MMD OO MAANTA 400 RUUX OO BUKAAN AH GAR-GAAR CAAFIMAAD UGU FIDIYAY SARKUUSTA.

URURKA MMD OO MAANTA 400 RUUX OO BUKAAN AH GAR-GAAR CAAFIMAAD UGU FIDIYAY SARKUUSTA.

xeydar October 24, 2013 Comments Off

Waxaa maanta dulleedka magaallada Muqdsho KM10 aga gaarka Sarkuusta oo haatan ah meelaha ay sida aad ka ah ugu badan yihin barakacayaasha ay Ururka Hormarinta Hooyadda & dhallaanka Maternal Mercy Development (MMD) ugu sameeyeen

Read More »
Pirates Kidnap Two Americans Off the Coast of Nigeria

Pirates Kidnap Two Americans Off the Coast of Nigeria

xeydar October 24, 2013 Comments Off

While piracy is down worldwide, Nigeria is overtaking Somalia as the hot spot for pirates. Pirates off the coast of Nigeria kidnapped two Americans early Wednesday, adding to an increasing trend seen in that

Read More »
President Hassan says “Those responsible for the attempted assassination of a Somali journalist must be brought to justice”

President Hassan says “Those responsible for the attempted assassination of a Somali journalist must be brought to justice”

xeydar October 23, 2013 Comments Off

H.E. Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of Somalia, strongly condemns the attempted assassination of Mohamed Mohamud Tima’ade from Universal TV and has ordered security forces to do everything necessary to

Read More »
In Somalia, gunmen attempt killing of Universal TV journalist

In Somalia, gunmen attempt killing of Universal TV journalist

xeydar October 23, 2013 Comments Off

Somali authorities must work quickly to identify the motive in today’s murder attempt on a broadcast reporter and bring the perpetrators to justice, the Committee to Protect Journalists said today. The journalist, Mohamed Mohamud,

Read More »