Monthly Archives: July 2013 »
Somalia’s Shabab shakeup and the importance of Sheikh Hassan Dahir Aweys
The call for the interview came just minutes before we were to meet. “Sheikh Hassan Dahir Aweys will see you. Now,” an intermediary told us by phone. We ran to our cars, guards in
Read More »Banaanbax lagu dalbanayey in Sheekh Xasan Daahir Aweys maxkamad lagu soo saaro oo Muqdisho ka dhacay
Banaanbax kooban oo ay ka qeybgaleen haween sitay boorar ay ku qornaayeen halku dhigyo lagu dalbanayo in Sheekh Xasan Dahir lagu soo taago Maxkamad ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah Jidka Maka Al-Mukarama,
Read More »Somalia accuses Kenyan troops of backing militia
Somalia’s government is calling for a neutral force in the disputed port city of Kismayo, accusing Kenyan troops there of backing one militia against others. Somalia’s information ministry said late Sunday the country wants
Read More »Jail terms and heavy fines for two Somaliland journalists
Reporters Without Borders condemns the long jail sentences that a court in Hargeisa, the capital of the autonomous northwestern region of Somaliland, imposed yesterday on Hassan Hussein Abdullahi, the editor of the Hargeisa-based daily
Read More »Wasiirka Wasaarada Horumarinta iyo Adeega Bulshada oo heshiis caalami ah la soo gasha Turkiga Dib ugu Soo Laabatay Muqdisho.
Wasiirka Horumarinta iyo Adeega Bulshadda Soomaaliya Drs Maryan Qaasim Axmed ayaa maanta ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan C/lle ee Magaaladda Muqdisho ka dib markii ay ka soo laabatay safar shaqo oo ay ku
Read More »kulan lagaga hadlaayey Fakrado shaqo loogu Abuuri karo Dhilinyarada oo ka dhacay muqdisho
Kulan lagaga hadlayey Fakrado shaqo u helida dhalinta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Hotel Shamo ee Magalada Muqdisho, kulankan oo ay soo qaban qaabisay hay’ada (Arab Thought foundation) ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxda hay’ada Arab Thought
Read More »Cabdi Maxamed Yuusuf “CABDI SHABEELLE” oo Hambalyo Ku Aadan 1-da Luulyo u Diray Shacabka Soomaaliyeed
Jeddah, Gudoomiyaha u qaabilsan Dhalinyarada iyo Isboortiga, ee Jaaliyadda iyo xafiiska wacyigelinta Dhalinyarada Soomaaliyeed, mudane Cabdi Maxamed Yuusuf “Cabdi Shabeelle” ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii ka soo wareegtay 1-da Luuliyo 1960 u diray
Read More »Dugsiga Sare Al Bushra Oo Xaflad Qalin jabin ah u Qabtay Ardeyda Dufcadii 11-Aad. (sawiro)
Dugsiga Sare Al Bushra ayaa Xaflad Qalin jabin ah oo si heer sare loo soo Agaasimay u qabtay 30 Ardey oo qalin jabisay Sanad Dugsiyeedka 2012-2013, taas oo lagu qabtay hoolka shirarka FPENS ee
Read More »Amaanka Muqdisho Sidii Wax Looga Qaban Lahaa
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada, Gudoomiyaha gobolka banaadir, Taliyayaasha ciidamada, iyo gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka banaadir ayaa si
Read More »Amisom Oo Loogu Baaqay Inay Wadaan H.galkooda
Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa waxaa loogu baaqay inay aqoonsadaan shaqooyinka ay ka hayaan dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Kismaayo. Warkaan wuxuu ka dambeeyay kadib
Read More »