All posts by xeydar »

AMISOM Condemns Targeted Assassination of Journalists

AMISOM Condemns Targeted Assassination of Journalists

xeydar September 30, 2012 Comments Off

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia, Ambassador Boubacar Diarra has urged Somalia’s newly elected authorities to do more to protect journalists and promote the right to free

Read More »
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya xaaladda magaalada Kismaayo iyo xarakada Al-shabaab oo ka baxday magaalada

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya xaaladda magaalada Kismaayo iyo xarakada Al-shabaab oo ka baxday magaalada

xeydar September 29, 2012 Comments Off

Dagaalo iyo duqeymo qaatay saacado badan ayaa shalay iyo xalay ka dhacay xaafadaha iyo gudaha magaalada Kismaayo, kuwaas oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Kenya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab oo dhinac

Read More »
KUDHAWAAD 10 RUUX OO KU DHINTAY FATAHAAD WEBIGA SHABEELLE UU KA SAMEEYAY BALADWEYNE

KUDHAWAAD 10 RUUX OO KU DHINTAY FATAHAAD WEBIGA SHABEELLE UU KA SAMEEYAY BALADWEYNE

xeydar September 29, 2012 Comments Off

Wararka anga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in ku dhawaad Toban ruux ay ku Geeriyoodeen fatahaad uu sameeyay Wabiga Shabeelle. Wararka waxaa ay timaamayaan in ku dhawad

Read More »
Wariyaal dilal iyo xarig loogu geystay magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa oo ay ka soo baxayaan

Wariyaal dilal iyo xarig loogu geystay magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa oo ay ka soo baxayaan

xeydar September 29, 2012 Comments Off

  24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya siyaabo kala duwan loogu dilay, kuwaas oo u kala shaqeynayey wakaalad warar iyo website ka hadla arrimaha ciyaara, halka dhinaca

Read More »
AMISOM forces arrive in Kismayo

AMISOM forces arrive in Kismayo

xeydar September 29, 2012 Comments Off

AMISOM troops have today successfully inserted into Kismayo, AMISOM Force Comm ander Lt-Gen Andrew Gutti confirmed this morning. Further AMISOM forces are making thei r way towards the city of Kismayo. AMISOM Force Commander,

Read More »
IFJ Welcomes UN Human Rights Council Resolution on Safety of Somali journalists as a Major Endorsement of Union’s Campaign

IFJ Welcomes UN Human Rights Council Resolution on Safety of Somali journalists as a Major Endorsement of Union’s Campaign

xeydar September 29, 2012 Comments Off

The International Federation of Journalists (IFJ) today praised the United Human Rights Council for adopting a resolution on the “Assistance to Somalia in the Field of Human Rights” adopted by the 21st session of

Read More »
Secretary-General’s remarks at Mini-Summit on Somalia [as prepared for delivery]

Secretary-General’s remarks at Mini-Summit on Somalia [as prepared for delivery]

xeydar September 27, 2012 Comments Off

I am pleased to welcome you to this mini-Summit on Somalia. I appreciate your efforts to achieve peace, stability and democracy in Somalia. I am delighted to welcome Somalia’s Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali

Read More »
Qodobo xasaasi ah oo ka soo baxay shir gaar ah oo looga hadlayey arrimaha Soomaaliya oo xalay ka dhacay dalka Mareykanka iyo qaar ka mid ah madaxda carbeed

Qodobo xasaasi ah oo ka soo baxay shir gaar ah oo looga hadlayey arrimaha Soomaaliya oo xalay ka dhacay dalka Mareykanka iyo qaar ka mid ah madaxda carbeed

xeydar September 27, 2012 Comments Off

  Shir gaar ah oo looga hadlayey arrimaha Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York ee dalka Mareykanka, kaas oo uu shir gudoominayey Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay Banki

Read More »
Qaramadad Midoobay oo ka hadashay hadalkii ka soo yeeray afhayeenka Xisbul Islaam iyo arrimo ku saaban dagaalka Kismaayo

Qaramadad Midoobay oo ka hadashay hadalkii ka soo yeeray afhayeenka Xisbul Islaam iyo arrimo ku saaban dagaalka Kismaayo

xeydar September 27, 2012 Comments Off

Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uga wakiilka ah arrimaha Soomaaliya, danjire Augustine Mahiga ayaa sheegay in xilligii hore iyo hadda ay rajadiisa ku aaddan Soomaaliya aad u kala duwan tahay, wuxuuna xusay in

Read More »