Waxaa Hambalyo iyo Bogaadin loo dirayaa Weriye Cabdulcasiis Maxamuud Kulmiye, islamarkaana ah agaasimaha arimaha Isboortiga u qaabilsan talefishanka Caalamiga ee Somalichannel iyo Xaaskiisa oo dhawaan Wiil ugu dhashay Magaalada Jeddah ee dalkan boqortooyada Sacuudiga, kaasi oo loo bixiyay Maxamed.
Waxaa Tahniyadaasi Diraya asxaabta kala ah:
1. Maxamed X. Axmed “Danab”
2. Cabdulqaadir Nuur Magan “Seyga”
3. Cabdurasaaq Iimaan Xalane
4. Aweys Amiin Cabdalla “Kaabooy”
5. Muuse Cabdalla Maxamed “Goobe”
6. Cali Suufi “Cali Yare”
7. Xusni Oroloojo
8. Maxamed Cismaan “Mosman”
9. Xuseen X. Maxamed “Xuseeneey”
10. Jubba
11. Maxamuud Sheekh Cabdulqaadir “Diyeeshe”
iyo Dhamaan bahda Isboortiga Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Jeddah oo aanan halkan kusoo koobi karin magacyadooda, waxayna lee yihiin Soo barbaar oo noqo kii Diintiisa, Dadkiisa, iyo Dalkiisa waxtara …. Allow Aamiin.
Hambalyo, Ubadii soo barbaara ee dadkiisa, diintiida iyo dalkiisa anfaca alle haka dhigo. Aamiin