Monthly Archives: October 2013 »

RW Shirdoon oo ka tacsiyeeyay Soomaalidii ku dhimatay musiibadii doonta ee Lampedusa

RW Shirdoon oo ka tacsiyeeyay Soomaalidii ku dhimatay musiibadii doonta ee Lampedusa

xeydar October 5, 2013 Comments Off

Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa ka tacsiyeeyay dhimashada tahriibayaal Soomaali ah oo dhowaan ku geeriyooday xeebta jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga kaddib markii ay degtay doon ay saarnaayeen. Raysul wasaare

Read More »
Kooxda BATROOLKA oo kor u qaaday Koobka Jeneraal Daa’uud ee Jaaliyadda Jeddah.

Kooxda BATROOLKA oo kor u qaaday Koobka Jeneraal Daa’uud ee Jaaliyadda Jeddah.

xeydar October 5, 2013 Comments Off

Ciyaar ay dadweynuhu wada sugayeen oo aheyd Finalka Koobka JENERAAL DAA’UUD ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Jeddah, ayaa waxaa isaga hor yimid kooxaha Fc-Jowhar iyo Batroolka, ciyaartan oo ahayd mid aan saadaal laga bixin

Read More »
WAXAY AHEYD MAALIN MADOOW / Maalin Hooyoooyin badan oo Soomaaliyeed ay ooyeen qaarkoodna ay asaay saarteen!!!.

WAXAY AHEYD MAALIN MADOOW / Maalin Hooyoooyin badan oo Soomaaliyeed ay ooyeen qaarkoodna ay asaay saarteen!!!.

xeydar October 5, 2013 Comments Off

  Maalin Hooyoooyin badan oo Soomaaliyeed ay ooyeen qaarkoodna ay asaay saarteen!!!. By Asad Dhayow 4/10/2011 maalin tallaado ah waxay aheyd maalin aan sina uga goayn quluubta shacabka Soomaaliyeed , waa maalin aan waynay

Read More »
President commemorates lives lost on twentieth anniversary of “Black Hawk Down”

President commemorates lives lost on twentieth anniversary of “Black Hawk Down”

xeydar October 4, 2013 Comments Off

His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today commemorated the Somali and American lives lost during the Battle of Mogadishu on 3-4 October 1993. “Twenty years ago Somalia was plunged into anarchy as the result

Read More »
‘They’re a menace to society’: 100 Somalis rally in Toronto to condemn Al-Shabab in wake of Kenya attack

‘They’re a menace to society’: 100 Somalis rally in Toronto to condemn Al-Shabab in wake of Kenya attack

xeydar October 4, 2013 Comments Off

The Somali-Canadian radio host behind a rally held Thursday to condemn Al-Shabab said the community could not remain silent in the wake of the Nairobi shopping mall attack that left more than 60 dead.

Read More »
Filimka todobaadka ee FIFA oo diirada lagu saaray Soomaaliya

Filimka todobaadka ee FIFA oo diirada lagu saaray Soomaaliya

xeydar October 4, 2013 Comments Off

Iyadoo xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA uu xooga saarayo horumarinta kubada cagta Soomaaliya ayaa filim documentry ah oo soconaya 4 daqiiqo iyo 44 ilbiriqsi oo lasoo dhigay shabakada FIFA.com maanta oo khamiis ah

Read More »
Taliyaha ciidanka xoogga oo gaaray Mahaddaay

Taliyaha ciidanka xoogga oo gaaray Mahaddaay

xeydar October 4, 2013 Comments Off

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Daahir Aadan Cilmi ayaa booqday degmada Mahaddaay ee gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo uu kula kulmay ciidamada dowladda. Taliyaha ayaa amaan u jeediyay ciidamada dowladda ee ku sugan

Read More »
ODAYAASHA KISMAAYO OO MAAMULKA JUBBA KA CODSADAY IN AMNIGOODA LA SUGO

ODAYAASHA KISMAAYO OO MAAMULKA JUBBA KA CODSADAY IN AMNIGOODA LA SUGO

xeydar October 4, 2013 Comments Off

Qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgarad kasoo jeeda gobolada Jubbooyinka gaar ahaan kuwooda ku sugan magaalada Kismaayo ayaa waxa ay maamulka KMG ah ee Jubba ka dalbadeen sugidda amnigooda. Ugaas Cumar Xiirey oo

Read More »
Man Allegedly Beheaded Children In Somalia

Man Allegedly Beheaded Children In Somalia

xeydar October 3, 2013 Comments Off

Police in Somalia said Wednesday they were questioning a man accused of beheading four of his children more than three years after divorcing their mother. Omar Shire Hassan was apprehended late Tuesday by the

Read More »
IFJ Welcomes UN Resolution on Protection of Media Rights in Somalia

IFJ Welcomes UN Resolution on Protection of Media Rights in Somalia

xeydar October 3, 2013 Comments Off

The International Federation of Journalists (IFJ) has welcomed the recent resolution by the United Nations Human Rights Council on the human rights situation in Somalia. According to IFJ records, Somalia is the deadliest country

Read More »