All posts by xeydar »
Wasaaradda Horumarinta Adeegga Bulshada iyo UNFPA oo Siminnaar u soo Gaba-gabeeyay dhallinyaro Soomaaliyeed (SAWIRRO)
Agaasimka Waaxda haweenka iyo arrimaha bulshada ee wasaaradda horumarinta adeegga bulshada dowladda Somalia oo gacan ka helaysa hay’ada caalamiga ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan qoyska ee UNFPA ayaa maanta Muqdisho kusoo gaba-gabeysay siminnaar
Read More »“Police discipline is the prerequisite of public confidence,” President declares, opening new training course for officers
H.E. Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of Somalia, today opened a 45-day training course for 450 police officers in Mogadishu. The Minister of Interior & National Security, the Police Commissioner
Read More »Foreign troops attack al-Shabaab Somalia stronghold
Foreign troops have October 5, 2013 attacked an al-Shabaab stronghold in the Somalia town of Barawe about 200 km south of Mogadishu, reports indicate. The unidentified foreign forces targeted a house situated close to
Read More »RW Shirdoon oo ka tacsiyeeyay Soomaalidii ku dhimatay musiibadii doonta ee Lampedusa
Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa ka tacsiyeeyay dhimashada tahriibayaal Soomaali ah oo dhowaan ku geeriyooday xeebta jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga kaddib markii ay degtay doon ay saarnaayeen. Raysul wasaare
Read More »Kooxda BATROOLKA oo kor u qaaday Koobka Jeneraal Daa’uud ee Jaaliyadda Jeddah.
Ciyaar ay dadweynuhu wada sugayeen oo aheyd Finalka Koobka JENERAAL DAA’UUD ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Jeddah, ayaa waxaa isaga hor yimid kooxaha Fc-Jowhar iyo Batroolka, ciyaartan oo ahayd mid aan saadaal laga bixin
Read More »WAXAY AHEYD MAALIN MADOOW / Maalin Hooyoooyin badan oo Soomaaliyeed ay ooyeen qaarkoodna ay asaay saarteen!!!.
Maalin Hooyoooyin badan oo Soomaaliyeed ay ooyeen qaarkoodna ay asaay saarteen!!!. By Asad Dhayow 4/10/2011 maalin tallaado ah waxay aheyd maalin aan sina uga goayn quluubta shacabka Soomaaliyeed , waa maalin aan waynay
Read More »President commemorates lives lost on twentieth anniversary of “Black Hawk Down”
His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today commemorated the Somali and American lives lost during the Battle of Mogadishu on 3-4 October 1993. “Twenty years ago Somalia was plunged into anarchy as the result
Read More »‘They’re a menace to society’: 100 Somalis rally in Toronto to condemn Al-Shabab in wake of Kenya attack
The Somali-Canadian radio host behind a rally held Thursday to condemn Al-Shabab said the community could not remain silent in the wake of the Nairobi shopping mall attack that left more than 60 dead.
Read More »Filimka todobaadka ee FIFA oo diirada lagu saaray Soomaaliya
Iyadoo xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA uu xooga saarayo horumarinta kubada cagta Soomaaliya ayaa filim documentry ah oo soconaya 4 daqiiqo iyo 44 ilbiriqsi oo lasoo dhigay shabakada FIFA.com maanta oo khamiis ah
Read More »