Munaasabadda Xuska Maalintii la Aas’asay Dalladda USYU

xeydar May 4, 2014 Comments Off
Munaasabadda Xuska Maalintii la Aas’asay Dalladda USYU

Marka aan u guda galo ujeedada xafladda ayaa ah in nala qeybsataan farxadda munaasabadda oo aan ku xusney toban sano guuradii Aas’aaska Dalladda Mideynta Dallinyarada Soomaaliyeed ee USYU.

Mudaneyaal Dalladda waxaa la aas’aasay taariikhdu markay ahayd 27/02/2004tii waxaana la dhameystirey taariikhdu markey ahayd 31/03/2004tii, taa soo sanadkii tagayn qabaney munaasbadda xuska maalintii la aas’aasay Dalladda USYU oo 10ban sano jirsatay waxaana lagu aas’aasay Magaalada Muqdisho, waxaana aas’aasay ururada kala ah:-

1) Somali Agricultural Youth Relief Organization (SAYRO)

2) Juba Valley Development Center (JVDC)

3) Somali Agricultural Youth Organization (SAYO)

4) Somali Educational Development Youth Organization (SEDYO)

5) Future Hope Organization (FHO)

6) Somali Agricultural Woman Development Organization (SAWDO)

7) Hido Development Foundation (H.D.F)

8) Somali Association Relief, Development, Agricultural & Construction
(SARDAC)

9) Ganane Assaciation Peace and Development GAPAD

Ku waa soo si Caddaalad ah, Waddaniyadd iyo Geesinimo ay kala shaqeeyeen Dalladda Mideynta Dhallinyarada Soomaaliyeed (USYU) laga soo billaabo xiligii la Aas’aasey iyo ka dib markii dhidibada loo taagay 31/03/2004tii ilaa Maanta waxaan leeyahay HAMBALIYO HAMBALIYO HAMBALIYO sanad guuro wacan.

Mohamed Aweys Hussein
Agaasimaha Guud Dalladda USYU

Comments are closed.