Waxaa soo hagaagaya xaaladda caafimaad ee wariye Maxamed Maxamuud Timo-Cadde oo lagu sameeyay qaliin labo jeer ah kadib markii kooxo hubeysan ay Lix xabbadood ku dhufteen.
Wariyaha oo Labo qaliin ayaa dhakhaatiirtii ku howlanayd qaliinkiisa waxa ay sheegeen in xaaladdiisu ay aad u wanaagsan tahay, lagana saaray saaladii qaliinka.
Wariye Tima Cade ayaa koox wariyeyaal ah oo ku booqday Isbitaalka waxay ugu deeqeen dhiig loo baahnaa in lagu shubo, taasoo fududeysay qaliinka wariyaha lagu sameeyay.
C/rashiid C/laahi Xeydar
Rashiid123@gmail.com
www.jiinwabi.net
Bank of Somali Rivers
Mogadisho Somalia
Comments are closed.