Cismaan Caato Oo Muqdisho Ku Geeriyooday Galabta

jiinka August 5, 2013 Comments Off
Cismaan Caato Oo Muqdisho Ku Geeriyooday Galabta

Allaha u naxariistee waxaa galabta gurigiisa ku geeriyooday siyaasiga Cusmaan Xasan Cali Caato sida ay Saxaafada u xaqiijiyeen ehelada Marxuumka waxatna sheegeen in xalay uu xanuun yar qabtay ilaa Maantana uu yara xanuunsanaa hasa yeeshee uu galabta u geeriyooday xanuunkaasi.

 

Maydka Cismaan Caato aya la sheegay in berri la aasi doono inksatoo aan la sheegin halka lagu aasayo

 

Cismaan Xasan Cali Caato ayaa noqday Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta ee Xukuumadii Cali Geedi hasa yeeshee iska casilay xilkaasi intaa kadibna ahaa Xildhibaan ka tirsanaa Dawladii KMG ahayd inkstoo iminka aanu ka mid ahayn Dawladda oo uu ka haray Hawlaha Siyaasada

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

 

Comments are closed.