WAR DEG DEG AH QARAX HOOGAN OO KA DHACAY MAGAALADA KISMAAYO…

jiinka December 1, 2012 Comments Off
WAR DEG DEG AH QARAX HOOGAN OO KA DHACAY MAGAALADA KISMAAYO…

Qarax xalay uu ka dhacay Xarunta Gobolka J/Hoose ee Magaalada Kismaayo qaraxa oo lala beeksaday fariisin maleeshiyada Raskanbooni ay ku leeyihiin Gudaha magaalada kismaayo.
Macada qasaaraha uu qaraxaasi geestay balse Qaraxa ayuu ahaa nooca dhulka lagu aaso.

 

Hadal heynta ugu balaaran ayaa waxaa ku dhaawacmay hal qof intaa tiro ka badana ay ku dhinteen.

Baari-taano ay ka wadaan Xaafadaha qaar kood uu qaraxa ka ag dhawaa balse ma jiraan M.Raaskambooni cid ay ku soo qab qabteen qaraxaasi.

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.