Monthly Archives: October 2013 »

Uhuru Kenyata oo si isku mid ah u weeraray dowladda Soomaaliya iyo xarakada Al-shabaab

Uhuru Kenyata oo si isku mid ah u weeraray dowladda Soomaaliya iyo xarakada Al-shabaab

xeydar October 3, 2013 1

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa si isku mid ah u weeraray dowladda Soomaaliya iyo xarakada Al Shabaab, wuxuuna si adag uga hadlay xaalka dalkiisa iyo fikirka ay ka heystaan dalka Soomaaliya, Kenyatta ayaa sheegay

Read More »
Khasaare ka dhashay qarax maanta ka dhacay magaalada Marka iyo warar sheegaya in…

Khasaare ka dhashay qarax maanta ka dhacay magaalada Marka iyo warar sheegaya in…

xeydar October 3, 2013 Comments Off

Labo ruux oo mid ka mid ah uu ahaa Ilaalada Gudoomiyaha degmada Marka ayaa ku dhaawacmay qarax bambaano oo maanta ka dhacay degmadaas, iyadoo qaraxan uu muddo kooban uu saameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqa

Read More »
MUHAAJIRIIN GAARAYA KUDHAWAAD 80-RUUX OO KU GEERIYOOTAY XEEBAHA TALYAANIGA

MUHAAJIRIIN GAARAYA KUDHAWAAD 80-RUUX OO KU GEERIYOOTAY XEEBAHA TALYAANIGA

xeydar October 3, 2013 Comments Off

Ugu yaraan 90-Qof oo Muhaajiriin ah ayaa ku dhintay tiro kale oo gaareysa ku dhawaad 250 Kooxaha gurmadka ayaa wali waxay ugu jiraan baadi goobkooda kadib markii dooni ay saarnaayeen Muhaajiriintaasi ay kula qalibmatay

Read More »