Monthly Archives: December 2012 »

MUQDISHO OO MAANTA LAGU QABTAY MAALINTA AIDS KA ADDUUNKA

MUQDISHO OO MAANTA LAGU QABTAY MAALINTA AIDS KA ADDUUNKA

jiinka December 1, 2012 Comments Off

Maanta oo lagu qabtay Muqdisho Maalinta Aids ka Adduunka ee inta ugu badan wadamada Caalamka laga xusay Maalinta cudurka dilaaga ah ee H.I.V Aids kaas oo munaasabado looga hadlaayay dhibaatadiisa iyo ka hortagiisa ay

Read More »
Kulamadii U Dhaxeeyey Xulka Tanzania & Xulka Kubada Cagta Soomaaliyeed Oo Ku Guul Dareesatay Ciyaartii {Cecafa}

Kulamadii U Dhaxeeyey Xulka Tanzania & Xulka Kubada Cagta Soomaaliyeed Oo Ku Guul Dareesatay Ciyaartii {Cecafa}

jiinka December 1, 2012 Comments Off

kulankii dhaxmarayey Soomaaliya iyo Tanzania oo ka dhaceesay Dalka Ugandha islamarkaana ciyaaraha loogu tar tamayo koobka bariga iyo bartamaha Africa ayaa waxa ay aheyd mid aad u xiisa badan. Ciyaartaan ayaa waxa ay ku

Read More »
WAR DEG DEG AH QARAX HOOGAN OO KA DHACAY MAGAALADA KISMAAYO…

WAR DEG DEG AH QARAX HOOGAN OO KA DHACAY MAGAALADA KISMAAYO…

jiinka December 1, 2012 Comments Off

Qarax xalay uu ka dhacay Xarunta Gobolka J/Hoose ee Magaalada Kismaayo qaraxa oo lala beeksaday fariisin maleeshiyada Raskanbooni ay ku leeyihiin Gudaha magaalada kismaayo. Macada qasaaraha uu qaraxaasi geestay balse Qaraxa ayuu ahaa nooca

Read More »