Monthly Archives: August 2013 »

Amisom Ciidamo Ka Socda Oo Kismaayo La Geynayo

Amisom Ciidamo Ka Socda Oo Kismaayo La Geynayo

jiinka August 5, 2013 Comments Off

Afhayeenka madaxweynaha Enjineer C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo ka warbixinayay shirka Kampala ayaa sheegay in lagu heshiiyay in ciidamo isku dhaf ah la geeyo magaalada Kismaayo.   Wuxuu sheegay in ciidamada AMISOM iyo QM

Read More »
Ra’iisul W.Oo Socdaal Ku Maray Isgoysyada Muqdisho

Ra’iisul W.Oo Socdaal Ku Maray Isgoysyada Muqdisho

jiinka August 4, 2013 Comments Off

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa xalay Saq-dii dhexe ee 12:00am saacadda geeska Afrika, waxaa uu socod lug ah ku maray degmooyinka magaalada Muqdisho,   Gaar ahaana Isgoys-yada

Read More »
Jowhar Oo Laga Dareemayo Diyaar-Garowga Ciida

Jowhar Oo Laga Dareemayo Diyaar-Garowga Ciida

jiinka August 4, 2013 Comments Off

Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa laga dareemaya diyaargaroow ku aadan maalmaha ciida oo dhowr maalin ay inaga xigaan.   Suuqyada Degmada Jowhar ayaa laga dareemaya sida shacabka ay ugu diyaargaroobayaan ciidul

Read More »
Dilka Ninka Rayid Ah Oo Ay Amisom Baarayaan

Dilka Ninka Rayid Ah Oo Ay Amisom Baarayaan

jiinka August 4, 2013 Comments Off

Taliska ciidamada howlgalka Midowga Afirka ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa sheegay inay baarayaan dilka nin rayid ah oo ay askartoodu ku toogteen bannaanka hore ee xaruntooda Muqdisho.   Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u

Read More »