All posts by xeydar »
Qowmiyadda Soomaali Bantu oo Shir ku Saabsan Arrimaha Jubbooyinka Ku yeeshay Magaalada St. Louis ee Gobolka Missouri
Shirkaan waxaa ujeedkiisa ahaa wadatashi ay qowmiyadda ka yeelatay arrimaha Soomaaliya gaar ahaan Jubbooyinka. Shirkaan waxaa kasoo qeyb galey Odayaal, Waayo-arag, Siyaasiyin, Dhalinyaro, Haween iyo culumaa’udiin. Shirkan oo ah mid sanadle ah ayaa
Read More »Wasiir Kaalmooy oo Maanta Kormeeray Dhismayaal Hoos Yimaada Wasaaradiisa
Kormeerkan uu maanta wasiirka wasaaradda howlaha guud dib u dhiska gaadiidka badda iyo tamarta Muxudiin Maxamed Kalmooy iyo agaasimaha guud ee wasaarada Maxamed Cismaan Cali (Dhagaxtuur) ay ku tageen xarumo horoy ugu burburay dagaaladi
Read More »Qoys Soomaaliyeed oo dhibaato ku habsatay magaalada Jeddah.
Innaa Lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, Aaba Gaabow Ibraahim Xasan ayaa soo gaartay masiibo rabaani ah, iyadoo ay ka geeriyoodeen caruurtiisa oo dhan oo gaareysa shan caruur iyo habaryartood, kadib markii gurigii ay deganaayeen
Read More »Review of the latest aggression on North & South Kordofan
Um Rowwaba is one of the beautiful towns in North Kordofan State. The town and its sister of Abu Kershola (South Kordofan State) were attacked by the so called Sudan Revolutionary Front rebels. SRF
Read More »Ra’iisul Wasaaraha oo soo dhaweeya wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobey
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) ayaa maanta Muqdisho ku soo dhoweeyey madaxa hawlgalka cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Kay oo u dhashay waddanka Britain.
Read More »Xulka Soomaaliya oo barbardhac la galay Xulka Tchad, tartanka Koobka Jaaliyadaha Afrika ee Jeddah.
Maanta waxaa ka dhacay garoonka Alfalaax ee magaalada Jeddah Cayaar ka tirsaneyd koobka Jaaliyadaha Afrika ee Jeddah, taasi oo ay marti gelinayso Jaaliyadda Soomaaliya xulalka Soomaaliya iyo Tchad. Ciyaarta ayaa ku bilaabatay weeraro isdaba
Read More »Somali president wants Japan to aid job training
The president of Somalia wants Japan to provide job-training for young people in his country to prevent them from joining the Muslim insurgency. Hassan Sheikh Mohamud last year became the head of Somalia’s first
Read More »Qalalaaso ka taagan Magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/ Dhexe.
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in howl galo ciidamada dowladda xalay ka sameeyeen Xaafadaha magaalada ay ku soo qabteen dad ku dhow boqol ruux. Howlgalkan ayaa ka dambeeyay
Read More »Gunmen in Kismayo attack Somali reporter
Authorities in the Jubbaland region of Somalia must apprehend the gunmen who attacked freelance journalist Abdulkadir Abdirisak in the southern port town of Kismayo on Wednesday evening, the Committee to Protect Journalists said today.
Read More »