All posts by xeydar »
ODAYAASHA KISMAAYO OO MAAMULKA JUBBA KA CODSADAY IN AMNIGOODA LA SUGO
Qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgarad kasoo jeeda gobolada Jubbooyinka gaar ahaan kuwooda ku sugan magaalada Kismaayo ayaa waxa ay maamulka KMG ah ee Jubba ka dalbadeen sugidda amnigooda. Ugaas Cumar Xiirey oo
Read More »Man Allegedly Beheaded Children In Somalia
Police in Somalia said Wednesday they were questioning a man accused of beheading four of his children more than three years after divorcing their mother. Omar Shire Hassan was apprehended late Tuesday by the
Read More »IFJ Welcomes UN Resolution on Protection of Media Rights in Somalia
The International Federation of Journalists (IFJ) has welcomed the recent resolution by the United Nations Human Rights Council on the human rights situation in Somalia. According to IFJ records, Somalia is the deadliest country
Read More »Uhuru Kenyata oo si isku mid ah u weeraray dowladda Soomaaliya iyo xarakada Al-shabaab
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa si isku mid ah u weeraray dowladda Soomaaliya iyo xarakada Al Shabaab, wuxuuna si adag uga hadlay xaalka dalkiisa iyo fikirka ay ka heystaan dalka Soomaaliya, Kenyatta ayaa sheegay
Read More »Khasaare ka dhashay qarax maanta ka dhacay magaalada Marka iyo warar sheegaya in…
Labo ruux oo mid ka mid ah uu ahaa Ilaalada Gudoomiyaha degmada Marka ayaa ku dhaawacmay qarax bambaano oo maanta ka dhacay degmadaas, iyadoo qaraxan uu muddo kooban uu saameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqa
Read More »MUHAAJIRIIN GAARAYA KUDHAWAAD 80-RUUX OO KU GEERIYOOTAY XEEBAHA TALYAANIGA
Ugu yaraan 90-Qof oo Muhaajiriin ah ayaa ku dhintay tiro kale oo gaareysa ku dhawaad 250 Kooxaha gurmadka ayaa wali waxay ugu jiraan baadi goobkooda kadib markii dooni ay saarnaayeen Muhaajiriintaasi ay kula qalibmatay
Read More »Dowladda Kenya oo looga digay inay dhibaateyso dadka Soomaaliyeed
human-rights-watch-logoHay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa uga digtay dowladda Kenya inay dhibaato u geystaan shacabka SAoomaalida ee ku dhaqan dalkaas, kadib markii todobaadkii hore la weeraray Xarunta Ganacsiga ee Westgate. Soomaalida ku
Read More »MAAMULKA BALADWEYNE OO SHEEGAY IN TALAABO LAGA QAADAYO GANACSATADA AAN BIXIN CANSHUURTA
Xili maamulka magaalada Baledweyne uu sheegay in uu bilaabayo canshuur uruurin ayaa waxa uu digniin kasoo saaray in laga dhaga adeego canshuur bixinta. Gudoomiyaha magaalada Baledweyne Cabdi Bishaar Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa
Read More »No evidence of ‘White Widow’ involvement in Kenya attack
The name of Samantha Lewthwaite, dubbed the White Widow by the British media, has been widely associated with the massacre in Nairobi, but there is no evidence of her involvement in the attack. Ms
Read More »