war »

Ururka EFASOM Oo Muqdisho Kusoo Gaba-gabeeyay Kulan Looga Hadlayey Waxbarashada Xiliga Xaaladaha Deg Dega +Sawirro

Ururka EFASOM Oo Muqdisho Kusoo Gaba-gabeeyay Kulan Looga Hadlayey Waxbarashada Xiliga Xaaladaha Deg Dega +Sawirro

jiinka November 10, 2017 0

 EFASOM ayaa maanta soo geba-gabeysey kulan looga hadlayey Waxbarashada xilliga xaaladaha degdeg ah lagu jiro Kulanka ayaa lagu qabtey magaalada Muqdishu wuxuuna socday 2 maalin oo kala ah 8 – 9 November 2017. Ujeedada

Read More »
Janaraal Sheegow Axmed Cali oo ka hadlay weerarkii Bariire

Janaraal Sheegow Axmed Cali oo ka hadlay weerarkii Bariire

jiinka September 29, 2017 0

Sarkaal ka mid ah ciidamada Soomaaliya, Janaraal Sheegow Axmed Cali, oo maamulayay saldhigga la weeraray ee Bariire ayaa sheegay in qaar ka mid ah kooxda weerartay ay ku dileen dagaalka. Wuxuu tilmaamay iyo militariga

Read More »
Hey’adda FPENS oo xaflad sagootin ah u sameeysay arday deeq waxbarasho ka heshay dalka Sudan

Hey’adda FPENS oo xaflad sagootin ah u sameeysay arday deeq waxbarasho ka heshay dalka Sudan

jiinka September 7, 2017 0

hey’adda FPENS ee waxbarashada Soomaaliyeed ayaa maanta xaflad sagootin u qabatay arday ka heshay deeq waxbarasho  jaamacadda Afriiqiya al-Caalamiyah ee dalka Suudaan waxaana munaasabad  loogu qabtay  xarunta dhexe ee FPENS magaaladda Muqdisho. Xaflada sagootinta

Read More »
ARDAY SAGOOTIN LOOGU SAMEEYAY XARUUNTA MUNAZZAMATU  AL-DAWA AL-ISLAMIYYA EE MAGAALADA MUQDISHO

ARDAY SAGOOTIN LOOGU SAMEEYAY XARUUNTA MUNAZZAMATU AL-DAWA AL-ISLAMIYYA EE MAGAALADA MUQDISHO

jiinka August 29, 2017 0

 28 arday oo deeq waxbarasho ka heshay jaamacadda Afriiqiya al-Caalamiyah ee dalka Suudaan ayaa munaasabad sagootin ah loogu qabtay  xarunta dhexe ee Munazzamatu  al-Dawa al-Islamiyya ee magaaladda Muqdisho.  Xafladdan  sagootinta Ardayda waxa ka soo

Read More »
Munazzamatu Al Dawa Al-Islamiyya delegation arrives in Mogadishu

Munazzamatu Al Dawa Al-Islamiyya delegation arrives in Mogadishu

jiinka July 28, 2017 0

 A delegation from Munazzamatu  al-Dawa al-Islamiyya based Sudan has led the director office Al Dawa for Somalia, Mr. Khalid Hassan Khalid has came down from the airport. Director Khalid Hassan Khalin who led the

Read More »
Munazzamatu Al Dawa Al islamiyya Wafdi ka socday  oo soo gaaray Muqdisho

Munazzamatu Al Dawa Al islamiyya Wafdi ka socday oo soo gaaray Muqdisho

jiinka July 28, 2017 0

Wafdi ka socday  Munazzamatu Al Dawa Al islamiyya oo uu hoggaaminayay Agaasime Goboleedka  mudane  Khalid Hassan  Khalid  oo u dhashay dalka Sudan ayaa booqasho  ku yimid  xafiiska  Muqdisho ay ku leeyihiin Munazzamatu Al Dawa

Read More »
Beesha Carab Soomaali Oo Soo Dhaweysay  Qaraarkii Uu Golaha Baarlamaanka Ku Diiday  In Dib Loogu Noqdo Doorashada 8-Kursi.

Beesha Carab Soomaali Oo Soo Dhaweysay Qaraarkii Uu Golaha Baarlamaanka Ku Diiday In Dib Loogu Noqdo Doorashada 8-Kursi.

jiinka July 23, 2017 0

Aqoonyahano , Wax garad, Odayaal, Dumar iyo Dhalinyaro ka tirsan Beesha la yiraahdo Carab Soomaali ayaa kulan gaar ah oo looga hadlayay xaalada uu xilligan marayo Dalka Soomaaliya  waxa ay ku yeesheen  Magaalada Muqdisho.

Read More »
Al Wafa Charitable Association made water supply to Bay regional state of southwest Somalia

Al Wafa Charitable Association made water supply to Bay regional state of southwest Somalia

jiinka February 25, 2017 0

Al Wafa Humanitarian Association of aid agencies in response to its complaint called upon the public to support drought-ridden water supplies donated 3 locations in the Bay area region and the water supply  did

Read More »
Jimciyadda Samafalka AL Wafa oo biyo dhaamin ka sameysay gobalka Bay ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed Soomaaliya

Jimciyadda Samafalka AL Wafa oo biyo dhaamin ka sameysay gobalka Bay ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed Soomaaliya

jiinka February 24, 2017 0

Jimciyadda Samafalka AL Wafa oo kamid ah hey’addaha samafalka dalka Soomaaliya oo ka jawaab celineysa cawashada ka soo yeertay shacabka Soomaaliyeed ay abaaraha halakeeyeen ayaa  deeq  biyo ah gaarsiisay 3-goobood oo ka tirsan deegaano

Read More »
Beelaha Jareer weyne oo ka soo idlaatay doorashada kuraasta Baarlamaanka Aqalka sare iyo hoose

Beelaha Jareer weyne oo ka soo idlaatay doorashada kuraasta Baarlamaanka Aqalka sare iyo hoose

xeydar December 4, 2016 Comments Off

Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa ku guuleystay kursiga Baarlamaanka, kadib markii uu ku soo baxay Doorasho ka dhacday Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.   Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo helay 49 dhibcood ayaa

Read More »