GUDDOOMIYAHA AL-WAFAA(MD: Ibraahiim Cali Yaroow ) OO KA QAYB GALAY XAFLADA XIRITAANKA DUGSIGA AL-BUSHARA

jiinka December 29, 2014 Comments Off
GUDDOOMIYAHA  AL-WAFAA(MD: Ibraahiim Cali Yaroow )  OO KA QAYB  GALAY  XAFLADA XIRITAANKA DUGSIGA AL-BUSHARA

Guddoomiyaha Jamciyadda Samafalka Al-wafaa  Md: Ibraahiim Cali Yaroow ayaa ka qayb galay Xafladda Xeritaanka  Dugsiga Al-bushra oo ka dhacday xarunta Daladda Waxbarashada Ahliga ee FPENS.

Guddoomiyaha ayaa ka hadlay Ahmiyadda Waxbarashada  ay leedahay guud ahaan, gaar ahaan Dhalaanka Soomaaliyeed oo xiligaan maraayo xaalad aad u adag.

Guddoomiye Ibraahiim ayaa ku baraarujiyay Umadda Soomaaliyeed  inay Ubadkooda  geeyaan DUgsiyada Waxbarashada.

Ugu dambayntii wuxuu u tahniyadeeyay ardada qalin jebisay

Waxaa Qoray:

Cabdi caadil maxamed  sheekh

Comments are closed.