dagaal gaadmo ah oo xarakada al shabaab ay xalay ku soo qaadeen fariisin ,df,somaliya ay ku leeyihiin duleedka magalada beledweyne

jiinka March 3, 2014 Comments Off

dagaalkaan oo socday muddo kooban ayaa laysku adeegsaay hubka noocyadiisa kala duwan

kaa oo u dhaxeyay cidanka dfsoomaaliya iyo ciidamada xarakada al shabaab oo daagaal gaado ah ku soo qaadeen xarun ay

ciidamada dowlada ay ku leyihiin degaanka bacaadaha ay ku sugnaayeen ciidankii hore ee xooga dalka soomaaliyeed oo u badan rag da,ah  oo loo yaqaano ciidanka idho fiiqa.

dagaalka ayaa waxa uu bilaawday saqdii dhaxe ee xalay xili dadka ay guryahoooda hurdayeen . mana jirto qasaare soo gaaray dadka rayida ah iyo kuwa dagaalamaya

abaaduulaha ciidanka xooga dalka soomaaliyeed col.maxamd amiin oo aan qadka isgaarsiinta kula xiriiray ayaa jiin wabi .net u xaqiijiyay in aysan jirin wax qasaara ah ee soo gaaray ciidanka dfsoomaaliya

dagaalkaan ayaa ku soo beegmay xili ciidanka dfsoomaaliya iyo kuwa amisom ay isu diyaarinayaan dagaal in ay ku qaadaan xarakada al shaabba oo iyaga xiligaan ku sugan degmooyinka ka tirsan g/hiiraan.intooda badan marka laga reebo degmada  matabaan iyo degmada beledweyne

w/d cisman aden careys

areys22@hotmail.com

Comments are closed.