maamulka gobolka hiiiraan iyo ciidanka amisom oo wado qorsho dagaal ay kula wareegayaan degmooyinka ka tirsan g/hiiran ay xiligan ku sugan yihiin xarakakada al shabaab

jiinka February 28, 2014 Comments Off
maamulka gobolka hiiiraan iyo ciidanka amisom oo wado qorsho dagaal ay kula wareegayaan degmooyinka ka tirsan g/hiiran ay xiligan ku sugan yihiin xarakakada al shabaab

dhawaan ayaaey ahayd markii kulan balaaran ay wada galeen odayaasha dhaqanka g/hiiiraan iyo saraakiisha ciidanka amisom iyo kuwa dowlada ee ku sugan magaalada beledweyne

kulanka ayaa axaa loga hadalay sidii maamulka iyo odayasha ay isaga kaaashn lahayen sidii degmooyinka gobolka hiiraan ka tirsan dowlada ay ula wareegi lahaayeen tas oo loo baahan yahay in odayaasha nabadoonada ah ay garab istaagaaan,maamulka gobolka iyo ciidamda

sargaal u hadlay ciidanka dowlada oo lagu magacaabo maxamed amiin ayaa sheegay in ciidanka dowlada ay diyaar u yihiin in ay dhaqaaqaan oo amar ay ka sugayaan saraakiiisha amisom.halka warar qaar ay sheegayaan in la sugayo gudoomiyaha gobolka hiiraan ooo lagu wado in uu dhawaan soo gaaro magaalada beledweyne ka dib ay ciidamada ay dhaqaaqi doonaan ..

qaar ka tirsan dhalinyarada ciidanka dfsoomaaliya ayaa sheegay in lagu war geliyay in la baxayo balse aan la sheegin xiliga ay baxayaan

warar aan ka helayno degmada buulo burde ayaa sheegayo in dadka degmadaasi ay cabsi xoog leh ay soo wajahday iyadoo saraakiisha al shabaab ay ugu baaqeen dadka degmadaasi in ay foojignaadaan oo ay garab siiyaan mujaahidiinta kuna taageeraan in ay dhaqaale bixiyaan

osmaan aaden creys

carees310@gmail.com

Comments are closed.