Monthly Archives: June 2013 »

Qarax Lagula Eegtay Ciidamada Amisom Degmada Kaxda

Qarax Lagula Eegtay Ciidamada Amisom Degmada Kaxda

jiinka June 6, 2013 Comments Off

Degmada Kaxda ee Gobalka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu maanta ka dhacay qarax nooca miinada dhulka lagu aaso ah taasi oo lala eegtay gaadiid AMISOM oo maraye halkaasi.   Qaraxa ayaa

Read More »
Dalka Iswiisarlan Oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Shir Looga Xaajoonaya Xaalada Soomaaliya

Dalka Iswiisarlan Oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Shir Looga Xaajoonaya Xaalada Soomaaliya

jiinka June 5, 2013 Comments Off

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isha ku haya shirka soo socda ee looga hadlayo arimaha Syria,kaasi oo lagu wado inuu ka dhaco Magaalada Jeneeva ee dalka Swezerland. Waxaana jira warar sheegaya in shirkaasi

Read More »
Somali al-Shabab leader Abdikafi Mohamed Ali ‘captured’

Somali al-Shabab leader Abdikafi Mohamed Ali ‘captured’

jiinka June 5, 2013 Comments Off

Puntland’s Security Minister, Khalif Isse, said Abdikafi Mohamed Ali was wounded in a raid at a militant safe house in the port city of Bossaso. A soldier was killed in the operation and the

Read More »
Labo Degmo Oo Ka Tirsan Muqdisho Ayaa Ciidamada Nabadsugida & Booliska Ay Kawadaan Howl-galo

Labo Degmo Oo Ka Tirsan Muqdisho Ayaa Ciidamada Nabadsugida & Booliska Ay Kawadaan Howl-galo

jiinka June 5, 2013 Comments Off

Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Booliiska iyo Nabadsugida ayaa howlgalo ka wada Degmooyinka Shibis iyo Boondheere oo ka tirsan Magaalada Muqdisho.   Howlgalkaan oo ah mid saaka aroortii biloowday ayaa ciidamada ammaanka Magaalada Muqdisho

Read More »
Review of the latest aggression  on North & South Kordofan

Review of the latest aggression on North & South Kordofan

xeydar June 4, 2013 Comments Off

Um Rowwaba is one of the beautiful towns in North Kordofan State. The town and its sister of Abu Kershola (South Kordofan State) were attacked by the so called Sudan Revolutionary Front rebels. SRF

Read More »
Somalia speaks on SA xenophobia

Somalia speaks on SA xenophobia

jiinka June 4, 2013 Comments Off

The Prime Minister of war-torn Somalia, Abdi Farah Shirdon, has spoken out against attacks on his countrymen living in South Africa.   Shirdon called on government to protect Somalis after a spate of attacks.

Read More »
Dowlada Masar Saraakiil Ka Socota Oo Maanta Soo Gaaray Muqdisho

Dowlada Masar Saraakiil Ka Socota Oo Maanta Soo Gaaray Muqdisho

jiinka June 4, 2013 Comments Off

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa maanta soo gaaray labo Generaal oo ka socota Dowladda Masar kuwaasi oo Dowladda Soomaaliya arimo muhiim ah ka gacan siinaya. Labadan Generaal ayaa waxaa garoonka Magaalada Muqdisho

Read More »
Kenya Oo Sheegtay Danta Ay Ka Leedahay Soomaaliya In Ay Nabad Ka Dhalato

Kenya Oo Sheegtay Danta Ay Ka Leedahay Soomaaliya In Ay Nabad Ka Dhalato

jiinka June 4, 2013 Comments Off

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in muhiimada Soomaaliya ay ka leeyihiin ay tahay Nabadeynta dalka dagaalada ay aafeeyeen ee Soomaaliya, isagoona door muhiim ah ku tilmaamay kaalinta Nabadeed ee IGAD ay ka

Read More »
Ra’iisul Wasaaraha oo soo dhaweeya wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobey

Ra’iisul Wasaaraha oo soo dhaweeya wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobey

xeydar June 4, 2013 Comments Off

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) ayaa maanta Muqdisho ku soo dhoweeyey madaxa hawlgalka cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Kay oo u dhashay waddanka Britain.

Read More »
Xulka Soomaaliya oo barbardhac la galay Xulka Tchad, tartanka Koobka Jaaliyadaha Afrika ee Jeddah.

Xulka Soomaaliya oo barbardhac la galay Xulka Tchad, tartanka Koobka Jaaliyadaha Afrika ee Jeddah.

xeydar June 1, 2013 Comments Off

Maanta waxaa ka dhacay garoonka Alfalaax ee magaalada Jeddah Cayaar ka tirsaneyd koobka Jaaliyadaha Afrika ee Jeddah, taasi oo ay marti gelinayso Jaaliyadda Soomaaliya xulalka Soomaaliya iyo Tchad. Ciyaarta ayaa ku bilaabatay weeraro isdaba

Read More »