Maqaallo »

SH/ HOOSE  “AMAKAAK WAAYE UGAAS DAGAAL KA ABAABULAYO ARLO UUSAN EHEL U LAHAYN!!”

SH/ HOOSE “AMAKAAK WAAYE UGAAS DAGAAL KA ABAABULAYO ARLO UUSAN EHEL U LAHAYN!!”

xeydar July 27, 2013 Comments Off

Waxaa si aad ah usii kululaanaya maalmahan danbe xiisaddaha u dhaxeeya dadka deegaanka Sh/hoose & rag iyaga marti ku ah deegaankaasi oo mooday in ay iyagaba leeyihiin. Soomaalidu waxa ay tiraahdaa (Baadi kugu raagtay

Read More »
ISKU SHANDHEYN GUDOONKA IYO GUDDIGA FULLINTA EE DALLADDA MIDEYNTA DHALINYARADA SOOMAALIYEE (USYU)

ISKU SHANDHEYN GUDOONKA IYO GUDDIGA FULLINTA EE DALLADDA MIDEYNTA DHALINYARADA SOOMAALIYEE (USYU)

xeydar July 14, 2013 Comments Off

Shir laba maalmood u socday Gollaha Dhexe ee Dalladda Mideynta Dhallinyarada Soomaaliyeed USYU ayaa isku raacay in la isku shandheyo qaar ka mid ah xubnaha Sarsare ee Guddoonka & Guddiga Fulinta ee Dalladda USYU

Read More »
JAAMACADDA DAARUL XIKMA OO MARKAB DUSHIISA SIMINAAR UGU QABATAY ARDAYDA KULIYADA CULUUMTA BADDA.

JAAMACADDA DAARUL XIKMA OO MARKAB DUSHIISA SIMINAAR UGU QABATAY ARDAYDA KULIYADA CULUUMTA BADDA.

xeydar July 10, 2013 Comments Off

Siminaar soconayay hal maalin ayaa loo qabtay ardayda wax ka barata Jaamacadda Daarul Xikma gaar ahaan kowooda barta Kuliyada Culuumta badda. Siminaarka ayaa ka dhacay gudaha Markab ku xiran Dekeda magaalada Muqdisho,waxaana ardayda lagu

Read More »
kulan lagaga hadlaayey Fakrado shaqo loogu Abuuri karo Dhilinyarada oo ka dhacay muqdisho

kulan lagaga hadlaayey Fakrado shaqo loogu Abuuri karo Dhilinyarada oo ka dhacay muqdisho

xeydar July 5, 2013 Comments Off

Kulan lagaga hadlayey Fakrado shaqo u helida dhalinta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Hotel Shamo ee Magalada Muqdisho, kulankan oo ay soo qaban qaabisay hay’ada (Arab Thought foundation) ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxda hay’ada Arab Thought

Read More »
Dugsiga Sare Al Bushra Oo Xaflad Qalin jabin ah u Qabtay Ardeyda Dufcadii 11-Aad. (sawiro)

Dugsiga Sare Al Bushra Oo Xaflad Qalin jabin ah u Qabtay Ardeyda Dufcadii 11-Aad. (sawiro)

jiinka July 4, 2013 Comments Off

Dugsiga Sare Al Bushra ayaa Xaflad Qalin jabin ah oo si heer sare loo soo Agaasimay u qabtay 30 Ardey oo qalin jabisay Sanad Dugsiyeedka 2012-2013, taas oo lagu qabtay hoolka shirarka FPENS ee

Read More »
Kooxda IFTIN STARS oo la hoyatay koobkii Marxuum Suleymaan Colaad Rooble Jiddah (KSA)

Kooxda IFTIN STARS oo la hoyatay koobkii Marxuum Suleymaan Colaad Rooble Jiddah (KSA)

xeydar July 1, 2013 Comments Off

Waxaa maanta oo jimce ah lagu soo gabagabeeyay garoonka Altaraji ee xaafadda Sharafiyah, tartankii koobka Marxuum Suleymaan Colaad Rooble ee dhowaanahan ka socday magaalada Jeddah ee dalkan boqortooyada Sacuudiga. Tartankan oo socday mudo saddex

Read More »
Ciyaar kubada koleyga oo Lagu maamuusayey munaasabada 26 June ayaa lagu qabtay Muqdisho

Ciyaar kubada koleyga oo Lagu maamuusayey munaasabada 26 June ayaa lagu qabtay Muqdisho

xeydar June 26, 2013 Comments Off

Munaasibada 26 June 2013 oo ku beegan maalinta xuriyada ee Calan laga taago Ciidda Soomaaliya ayaa si weyn loogu dabaal dagay magaaladda Muqdisho. Wasaaradda Horumarinta adeega Bulshada  iyo Gudiga Olompikada Soomaaliyeed ( GOS) oo

Read More »
Qowmiyadda Soomaali Bantu oo Shir ku Saabsan Arrimaha Jubbooyinka Ku yeeshay Magaalada St. Louis ee Gobolka Missouri

Qowmiyadda Soomaali Bantu oo Shir ku Saabsan Arrimaha Jubbooyinka Ku yeeshay Magaalada St. Louis ee Gobolka Missouri

xeydar June 25, 2013 Comments Off

  Shirkaan waxaa ujeedkiisa ahaa wadatashi ay qowmiyadda ka yeelatay arrimaha Soomaaliya gaar ahaan Jubbooyinka. Shirkaan waxaa kasoo qeyb galey Odayaal, Waayo-arag, Siyaasiyin, Dhalinyaro, Haween iyo culumaa’udiin. Shirkan oo ah mid sanadle ah ayaa

Read More »
Review of the latest aggression  on North & South Kordofan

Review of the latest aggression on North & South Kordofan

xeydar June 4, 2013 Comments Off

Um Rowwaba is one of the beautiful towns in North Kordofan State. The town and its sister of Abu Kershola (South Kordofan State) were attacked by the so called Sudan Revolutionary Front rebels. SRF

Read More »
golaha Salaadiinta Uganda wafdi ka socday oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada muqdisho (SAWIRRO)

golaha Salaadiinta Uganda wafdi ka socday oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada muqdisho (SAWIRRO)

xeydar May 31, 2013 Comments Off

Golaha Salaaddiinta Soomaaliyeed ayaa ku soo dhaweeyay maanta magaalada Muqdisho, salaadiin ka socday Uganda, waxaana xalfadda soo dhaweynta wafdiga loogu sameeyay hoteelka Shaamow ee magaalada Muqdisho. Salaaddiinta ka socday dalka Uganda ayaa waxaa hoggaaminayay

Read More »