Maqaallo »

First African Immigrant Elected In Lewiston

First African Immigrant Elected In Lewiston

xeydar December 3, 2013 1

Lewiston residents will soon have some different faces serving on their School Committee. Jama Mohamed picked up ten votes in a ballot recount Thursday, making him the city’s first African Immigrant elected to public

Read More »
AMISOM oo isku diyaarineyso in ay u dirto ciidamo suga amaanka iyo dib u celinta Beeraleyda ka soo barokacay Tuulooyinka Magaaladda Jowhar

AMISOM oo isku diyaarineyso in ay u dirto ciidamo suga amaanka iyo dib u celinta Beeraleyda ka soo barokacay Tuulooyinka Magaaladda Jowhar

xeydar November 30, 2013 1

Odayaal ka tirsan Beesha Shiidle ee Jareer-weynaha Jowhar ayaa ku qanciyay Ciidamadda AMISOM inay ciidamo gurmad ah u soo diraan walaalahood Shiidle. Saraakiisha AMISOM ayaa inta badan aqbalay codsiga Jowhar uga yimid,waxayna ka xumaadeen

Read More »
Sidee loo gaarsiin karaa gargaar Gobolka SH/Dhexe magaalada Jowhar iyo Tuulooyinka ku teedsan

Sidee loo gaarsiin karaa gargaar Gobolka SH/Dhexe magaalada Jowhar iyo Tuulooyinka ku teedsan

xeydar November 27, 2013 Comments Off

Fatahaada biyaha wabiga Shabele  oo faraha ka baxay iyo dagaalo u dhaxeeya qabaa’iilada laf dhabarka u ah Gobolka SH/Dhexe ayaa sababtay in ay haatan macluul iyo gaajo ku timaado kumanaan qoys oo beeraley ah.

Read More »
Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Alla Ha U Naxariistee Muuse Ciise Mikaa’iil Oo Dhawaan Jowhar Lagu Dhawacay Xalayne Dhawacii So Gaaray Ugu Geeriyooday magaalada Muqdisho

Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Alla Ha U Naxariistee Muuse Ciise Mikaa’iil Oo Dhawaan Jowhar Lagu Dhawacay Xalayne Dhawacii So Gaaray Ugu Geeriyooday magaalada Muqdisho

xeydar November 18, 2013 Comments Off

Waxaa maanta lagu aasey magaalada Muqdisho Allaha u naxariistee Muuse Ciise Mikaa’iil oo ka mid ahaa shacabkii lagu weeraray dhul beereed ay ku lahaayeen agagaarka degmada Jowhar ee G/shabelaha dhexe dagaalada ka aloosan ayuu

Read More »
Haweenka Shiidlo oo Dhibaatooyin heysata markay ka soo barakaceyn dagaaladii Jowhar, qaarna ay wadada ku Umuleen  (Daawo Sawirada)

Haweenka Shiidlo oo Dhibaatooyin heysata markay ka soo barakaceyn dagaaladii Jowhar, qaarna ay wadada ku Umuleen (Daawo Sawirada)

xeydar November 15, 2013 2

Ilaa kun iyo shan boqol haween oo wata caruurtooda ayaa ku sugan Xarun AMISOM in ka badan 40 haween ayaa qeybta caafimaad ee Ciidamada AMISOM ku leeyihiin garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar loo geeyay daryeel

Read More »
Beelaha Jareer weyne oo Xaflad Sagootin Iyo Wadatashi ah Ku Yeeshay Magaaladda Muqdisho

Beelaha Jareer weyne oo Xaflad Sagootin Iyo Wadatashi ah Ku Yeeshay Magaaladda Muqdisho

xeydar September 11, 2013 6

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb galeyn Xildhibaano, Siyaasiyiin,Aqoonyahano, Haween  Iyo Odey-dhaqmeydyada ee Beelaha Jareer Weyne ayaa lagu qabtay Hotel Kuwait ee Magaalada Muqdisho.  Ujeedada  Xaflada ayaa aheyd

Read More »
REER JOWHAR OO JAC KULEYL KU DHAGTAY

REER JOWHAR OO JAC KULEYL KU DHAGTAY

xeydar September 8, 2013 Comments Off

Waxaa lagu waday in maanta gobolka Sh/dhexe Magaallada Madaxdiisa Jowhar uu safar booqasho ah ku tago Madaxwaynaha Dalka somaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, safarkaasi diyaar garoowgiisa ayaa waxaa laga dareemayay shallay galin kii danbe illaa saakay waaberigii.

Read More »
Shirweynaha Qaran ee wadatashiga Geedi Socodka Siyaasada Soomaaliya oo La Soo Gabagabeeyay

Shirweynaha Qaran ee wadatashiga Geedi Socodka Siyaasada Soomaaliya oo La Soo Gabagabeeyay

jiinka September 6, 2013 Comments Off

Waxaa maanta la uruuriyay Talooyinka ay soo gudbiyeen ergada ka qeyb galeeysa Shir saddexdii maalmood ee la soo dhaafay looga tashanayay barnaamijka hiigsiga cusub (New Deal) ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho,  

Read More »
MIDOWGA AFRICA OO RAJO KA MUUJIYAY SHIRKA BRUSSELS ETHIOPIANA KU AMAANAY DIB U DHISKA SOMALIA

MIDOWGA AFRICA OO RAJO KA MUUJIYAY SHIRKA BRUSSELS ETHIOPIANA KU AMAANAY DIB U DHISKA SOMALIA

xeydar August 31, 2013 Comments Off

Guddoomiyaha Ururka Midowga Africa (AU), Dr. Nkosazana Dlamini Zuma, oo ka hadashay heshiiskii Adis-ababa ku wada dhexmaray Dowlada Soomaaliya iyo Axmed Madoobe ayaa waxay ku tilmaantay heshiiskaasi mid dhabaha u xaari doono xalinta Qilaaf

Read More »
Bah weynta Jiinwabi Media net  Work oo Ciidwanaagsan leh Aqristayaasheeda iyo Ummada Soomaaliyeed

Bah weynta Jiinwabi Media net Work oo Ciidwanaagsan leh Aqristayaasheeda iyo Ummada Soomaaliyeed

xeydar August 10, 2013 Comments Off

(JWN) Ciid Wanaagsan Ummada Muslimiinta, gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed meel kasta oo aad dacalka Aduunka ka joogtaan. Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha, iyo Howlwadeenada Shabakada Warbaahinta Jiinwabi.net , waxa ay dhambaal farxadeed oo ku aadan munaasabada

Read More »