Somali News »

Ra’iisul wasaaraha oo tababar u furay 80 Agaasimayaal Wasaaradeed (Daawo sawirada)

Ra’iisul wasaaraha oo tababar u furay 80 Agaasimayaal Wasaaradeed (Daawo sawirada)

xeydar May 20, 2014 Comments Off

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta Siminaar ugu furay Kuliyada Booliiska Jeneraal Kaahiye 80 kamid Agaasimayaasha Wasaaradaha.   Siminaarkaan bixintiisa waxaa iska kaashanaya Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, AMISOM iyo Machadka Tababarada

Read More »
Gudoomiyaha degmada Jowhar oo dhagax dhigay dhismo cusub oo Kawaan Hilibka lagu iibiyo ah

Gudoomiyaha degmada Jowhar oo dhagax dhigay dhismo cusub oo Kawaan Hilibka lagu iibiyo ah

xeydar May 6, 2014 Comments Off

Guddoomiyaha degmada Jowhar Maxamedamiin Cismaan Xaaji ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo ah kawaanka lagu iibiyo hilibka oo laga hirgelinayo magaalada Jowhar. Dhismaha kawaankan oo ay maalgelinayso mashruuca loogu magac daray Danguud ayaa

Read More »
Xirmada Aasaasiga ah ee Adeegyada Caafimaadka oo laga bilaabey Soomaaliya si loo wanaajiyo caafimaadka hooyada iyo dhallaanka

Xirmada Aasaasiga ah ee Adeegyada Caafimaadka oo laga bilaabey Soomaaliya si loo wanaajiyo caafimaadka hooyada iyo dhallaanka

xeydar May 6, 2014 Comments Off

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gacan ka heleysa saddex hay’adood oo Qaramada Midoobey ah ayaa maanta bilowdey mashruuc ballaaran oo cusub oo dhammaan Soomaalida lagu siinayo adeegyo caafimaad oo dhammeystiran lacag la’aanna ah. Xirmada Aasaasiga

Read More »
This Somali teen fashion designer goes big with animal print hijabs

This Somali teen fashion designer goes big with animal print hijabs

xeydar May 4, 2014 Comments Off

Sahro Hassan sticks out, which is hard to do when you’re maybe five feet tall. This girl wears cheetah print on cheetah print. Her skirt’s like a disco ball. Sahro is a Somali immigrant,

Read More »
Munaasabadda Xuska Maalintii la Aas’asay Dalladda USYU

Munaasabadda Xuska Maalintii la Aas’asay Dalladda USYU

xeydar May 4, 2014 Comments Off

Marka aan u guda galo ujeedada xafladda ayaa ah in nala qeybsataan farxadda munaasabadda oo aan ku xusney toban sano guuradii Aas’aaska Dalladda Mideynta Dallinyarada Soomaaliyeed ee USYU. Mudaneyaal Dalladda waxaa la aas’aasay taariikhdu

Read More »
TACSI TIIRAANYO LEH “Innaa Lillaahi Wa innaa Ilayhi Raajicuun”

TACSI TIIRAANYO LEH “Innaa Lillaahi Wa innaa Ilayhi Raajicuun”

jiinka April 26, 2014 Comments Off

Tacsi Tiiraanyo leh Maamulaha, iyo hawl wadeenada Shabakadda JIINWABI.NET, waxay tacsi murugo xanbaarsan udirayaan, Eheladii iyo Qaraabadii uuka tagay, Allaha u naxariistee: Sheekh Amiinullaah, oo bishan 19keedii ku geeriyoodey hoygiisa  oo ku yaala degmada

Read More »
Xiddigaha MAKAROONA oo Xalay la hoyday Koobkii lagu maamuusayey Halyey Sheekh Cabdi Abanuur “Sh. Cabdi Taraafiko”.(Sawiro)

Xiddigaha MAKAROONA oo Xalay la hoyday Koobkii lagu maamuusayey Halyey Sheekh Cabdi Abanuur “Sh. Cabdi Taraafiko”.(Sawiro)

jiinka April 5, 2014 Comments Off

Xaflad lagu soo gabagabeynayey tartan dhowr bilood ka socday magaalada Jeddah oo lagu maamuusayey Allaha unaxariistee Halyey Sheekh Cabdi Abanuur “Sh. Cabdi Taraafiko” ayaa xalay ka dhacday garoonka ALTARAJI ee xaafada Sharafiyah, iyadoo ay

Read More »
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Maanta Booqday Qunsuliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada  Jeddah.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Maanta Booqday Qunsuliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Jeddah.

jiinka March 31, 2014 Comments Off

  Sii hayaha Qunsuliyadda Guud ee Soomaaliya Mudane Daahir Axmed Wehliye iyo Shaqaalaha Qunsuliyadda ayaa maanta si wacan ugu soo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Wafdigii uu hogaaminayey

Read More »
Baarajab”Shirka ciyaaraha Youth Olympic Games 2014 wuxuu kusoo dhamaadey Guul waxaana kusoo bandhigney Midabka Calankeena “Sawirro”

Baarajab”Shirka ciyaaraha Youth Olympic Games 2014 wuxuu kusoo dhamaadey Guul waxaana kusoo bandhigney Midabka Calankeena “Sawirro”

jiinka March 29, 2014 Comments Off

Waxaa Maalin ka hore lagu soo gabogabeeyey dalka China Shir iyo seminaar ku saabsan diyaar garowga iyo qorshayaasha tartanka caalamiga ah ee ciyaaraha Youth Olympic Games 2014,kaasi oo bisha Ogosto ee sanadkaan ka furmi

Read More »
Banaanbax ka dhacay degmada Kaxda oo looga soo horjeedo go’aankii ka saarista degmooyinka G.Banaadir

Banaanbax ka dhacay degmada Kaxda oo looga soo horjeedo go’aankii ka saarista degmooyinka G.Banaadir

jiinka March 29, 2014 Comments Off

Banaanbax weyn oo looga soo horjeedo go’aankii Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab ee ahaa ka saaristii degmada Kaxda, degmooyinka ka tirsan gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay deegaanka Kaxda oo Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh

Read More »