Somali News »

Magaalada Kismaayo oo duqeyn xooggan loo geystay iyo Q/midoobay oo ka soo horjeesatay duqeyntaas

Magaalada Kismaayo oo duqeyn xooggan loo geystay iyo Q/midoobay oo ka soo horjeesatay duqeyntaas

jiinka August 15, 2012 Comments Off

Warark naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Maraakiibta dagaal oo ku sugan xeebta magaalada Kismaayo ay saakay aroortii duqeyn u geysteen magaalada Kismaayo. Ku dhawaad Toban gantaal

Read More »
Beesha Biimaal oo ka soo horjeesaday qaabka loo xulayo xildhibaanada cusub, sheegtayna…

Beesha Biimaal oo ka soo horjeesaday qaabka loo xulayo xildhibaanada cusub, sheegtayna…

jiinka August 15, 2012 Comments Off

Kulan balaaran oo ay magaalada Muqdisho shalay ku yeesheen Siyaasiyiin, Culimaa’udiin, Aqoonyahano, Waxgarad, Odayaal dhaqameedyo, Haween, dhalinyaro iyo xubno kale oo ka tirsan beesha Biimaal ayaa waxay uga hadkeen xaaladda kala guurka ah ee

Read More »
Maamulka gobolka Sh/hoose Khilaaf soo kala dhex galay Madaxda DKMG .

Maamulka gobolka Sh/hoose Khilaaf soo kala dhex galay Madaxda DKMG .

jiinka August 14, 2012 Comments Off

Maamulka gobolka Sh/hoose ayaa isku khilaafay qaadista lacago canshuuro ah oo laga qaado Gaadiidka Isticmaala inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye. Sida ay Idaacadda Shabelle u sheegeen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Sh/hoose ee

Read More »
Madaxweyne shariif oo codsaday in la xaliyo cabashooyin ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed.

Madaxweyne shariif oo codsaday in la xaliyo cabashooyin ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed.

jiinka August 14, 2012 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaaliya iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa kulan la qaatay gudiga xalinta Khilaafaadka isagoona ugu baaqay in la xaliyo cabashooyin ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed. Kulanka uu

Read More »
Xarunta Gaadiidka Booliska ee magaalada Muqdisho oo lagu wareejiyey ciidamo Boolis ah oo ka socda AMISOM

Xarunta Gaadiidka Booliska ee magaalada Muqdisho oo lagu wareejiyey ciidamo Boolis ah oo ka socda AMISOM

jiinka August 13, 2012 Comments Off

Munaasabad si rasmi ah loogu wareejinayey ciidamadda booliska AMISOM xarunta gaadiidka booliska ayaa ka dhacday isla xaruntaasi, munaasabada ayaa waxa ka soo qeyb galay taliye ku xigeenka ciidamadda booliska AMISOM, Wasiirka Arimaha gudaha dowladda

Read More »
Wariye Buneyste oo Muqdisho lagu dilay.

Wariye Buneyste oo Muqdisho lagu dilay.

jiinka August 13, 2012 Comments Off

Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay Wariye Maxamed Cali Buneyste oo kamid ahaa suxufiyiinta magaalada Muqdisho. Buneyste ayaa horay ugu soo shaqeeyey Idaacado kala duwan oo ay kamid tahay Radio VOD

Read More »
Ugaaska Beesha Hintire Xaaji Xuseen Maxamed Macalin,oo ka codsaday in uu prof. Dalxa ka haro raadinta Baarlamaanka Cusub

Ugaaska Beesha Hintire Xaaji Xuseen Maxamed Macalin,oo ka codsaday in uu prof. Dalxa ka haro raadinta Baarlamaanka Cusub

jiinka August 12, 2012 Comments Off

Jamhuriyada Fidraaliga Soomaaliya Ku: Guddiga Farsamada ee Xulitaanta Xildhibaanada DFS Og: Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed Og: Madaxda Dowladda Fidraaliga Soomaaliya Og: Wakiilka UNPOS ee Arimaha Somaaliya Og: Madaxda Ciidamada AU ee Soomaaliya; Og: Dhamaan

Read More »
Beelaha Reer Shabelle oo sheegay in la iibsaday xubinta ay ku lahaayeen Baarlamaanka Cusub.

Beelaha Reer Shabelle oo sheegay in la iibsaday xubinta ay ku lahaayeen Baarlamaanka Cusub.

jiinka August 12, 2012 Comments Off

Kulan ay magaalada Muqdisho ku  yeesheen Ugaasyada, N/doonada, Aqoonyahanada, iyo Culumaa’udiinka ee Beelaha Reer Shabelle oo kala ah jufooyinka kulanle iyo Badbedaan  waxay kaga hadleen qaabka soo xulista Xildhibaanada waxayna saxaafada u sheegeyn in

Read More »
Musharax Xildhibaan Cabdulaahi Cumar Ciid Oo Anfurin Sharafeed U Sameeyey Odayaasha Dhaqanka

Musharax Xildhibaan Cabdulaahi Cumar Ciid Oo Anfurin Sharafeed U Sameeyey Odayaasha Dhaqanka

admin June 29, 2012 Comments Off

Musharax Xildhibaan Cabdulaahi Cumar Ciid ayaa Xalay Anfurin Sharafeed u sameeyey Odayaasha Dhaqanka Beelaha Jareerweyne ee magaalada Muqdisho ku leh Shirka ay kusoo xulayaan ergada ansixin doonta Dastuurka cusub ee uu dalku yeelanayo. Anfurin

Read More »